Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Natiijada doorashada madaxtinimada dalka Djibouti oo caawa la shaacin-doono

$
0
0

Muqdisho, April 8, 2016: Doorashada madaxtinimada dalka Djibouti ayaa maanta ka socota guud ahaan dalkaasi iyadoo dadweynuhu ay si nabadgelyo ah codadkooda u dhiibanayaan, buuqna ma jiro.

Iyadoo saaka aroorti ay si rasmi ah u bilowdeen dorashoyinka madaxtinimada dalka Djibouti ayaa waxa dadka codadka dhiibanaya ay buux dhafiyeen goobaha codbixinta oo tiredood ay gaarayso ilaa 456 gobood oo wadanka Jabuuti oo dhan ah.

Dadka isdiwaan galiyay 00 tiradoodu gareyso  180. 000 ayaa u kala codeynaya Lix musharax oo uu ka mid yahay madaxweynaha dalka Djibouti Ismaciil Cumar Geele.

Madaxweynaha Geelle iyo qaar ka mid ah madaxda Djibouti ayaa maanta waxa ay ka codeyeen xarunta dowladda hoose ee wadankaasi, waxana ay kahadlen dareenka ku aadan codaynta

Doorashada dalka Djibouti oo lagu wado in la soo gabagabeyo 6:00 pm maqribnimo ayaa la filayaa in isla caawaba lagu dhawaaqo natiijada  codbixinta madaxtinimada dalka Djibouti.

Wixi nagu soo kordho kala soco: http://www.qaranimo.com/

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles