Howl gal dad badan lagu qab qabtay oo ka socda Waqooyiga Gaalkacyo
Muqdisho, April 2, 2016 Weerarkii ismiidaaminta ee khamiistii dhacay ka dib, ayaa Ciidamada ammaanka Puntland howl galo dad badan lagu qab qabtay saaka ka wada waqooyiga magaalada Gaalkacyo, ayaga oo...
View ArticleMaamulka shabeelaha hoose oo biya dhaamin ka billaabay tulooyinka hoose...
Muqdisho, April 2, 2016 Mashruucan biya dhaaminta ah ayuu maamulka gobolka shabeelaha hoose waxa uu ka billaabay tuulooyinka hoos yimaada degmada kadib markii todobaadyadii ugu dambeeyay uu biya la’aa...
View ArticleSAUDI PLANS (PUBLIC INVESTMENT FUND).
Al Arabiya EnglishFriday, 1 April 2016 Saudi Arabia plans on dedicated a $2 trillion budget for a post-oil economy, Saudi Deputy Crown Prince Mohammed bin Salman al-Saud was quoted as saying on...
View ArticleWAR DEG DEG AH,
CIIDAMADA AMAANKA OO WERAR KU QAYBTA CABDALA SHIDEEYE EE SUUQA BAKAARAHA SAKAY AROORTII. Warar aanu ka helnay Ganacsato iyo Shacabka ka adeegta Suuqa u wayn Magalada Muqdisho ee BAKAARAHA, ayaa waxay...
View ArticleAfar ruux oo maanta siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho
Muqdisho, April 2, 2016 Kooxo Hubeysan oo watay gaari ayaa maanta si kala gaar gaar ah illaa afar ruux ugu dilay magaalada Muqdisho, iyadoo dadka la dilay ay ka tirsanaayeen Ciidamada Nabadsugida, sida...
View ArticleHanti Dhowr qaranka oo lacagaha uu qaado Gudoomiyaha Gobalka Banaadir xaaraan...
Muqdisho, April 2, 2016 Kulan uu soo qaban qaabiyay Xafiiska Hanto dhowraha guud ee Qaranka islamarkaana ay ka soo qeyb galeem Agaasimayaasha Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya, Ururrada Bulshada...
View ArticleWabiga Shabelle oo biyo keenay, beeralayduna ku farxeen
Muqdisho, April 2, 2016 Wabiga Shabelle oo dhowaantan guray ayaa laga dareemayaa biyo ku soo kordhay iyadoo laga dareemay gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe. Dadka ku nool magaalada Jowhar ayaa gelinkii...
View Article“Canshuurta guryaha uu qaado Maamulka Gobolka Banaadir waa qalad”
Muqdisho, April 3, 2016 Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa sharci darro ku tilmaamay canshuuraha uu qaado Maamulka Gobolka Banaadir, isagoo ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha u...
View ArticleWasiirka A. Dibadda Itoobiya, Axmed Madoobe iyo Ergeyga QM oo ku si jeeda Garowe
Muqdisho, April 3, 2016 Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta lagu wado inay gaaraan wafuud heer sare ah oo ka socda Beesha caalamka, si ay goob joog...
View ArticleDegmo cusub oo lagu soo daraayo Gobalka Baaadir iyo khilaaf xoogan oo ka taagan
Muqdisho, April 3, 2016 Warar huban oo lagu kalsoon yahay ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Yusuf Xusen Jimcaale uu doonaayo in degmo cusub uu ku soo daray Gobalka Banaadir si uu...
View ArticleSaxafiyiin London ku kulmay oo talooyin soo jeediyay
Muqdisho, April 3, 2016: Kulan ay ka qeyb galeen bahda Warbaahinta ee ku kala nool qaar ka mid ah wadamada ku yaala qaaradda Europe ayaa lagu qabtay Magaalada London Shirkaan ayaa waxaa goob-joog ka...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Puntland ku bogaadiyay oggolaanshaha...
Muqdisho, April 3, 2016: Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu bogaadinayaa dadaalka dheer ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya,...
View ArticleSarkaal ka tirsan Nabadsugida oo maanta lagu dilay Muqdisho
Muqdisho, April 3, 2016: Rag hubeysan ayaa maanta duhurkii ku dilay degmada Xamar weyne Sarkaal ka tirsan nabadsugida, iyadoo kooxdii dilka geysatay oo watay gaari kuwa rakaabka ah ay baxsadeen, wana...
View ArticleHeshiiska dowladda Federaalka iyo Puntland oo dhameystiran
Muqdisho, April 4, 2016: Waxaa magaalada Garowe lagu saxiixay qaabka doorasho ee Soomaaliya ka dhacaya sanadkan 2016, kadib wada hadalo labo todobaad u socday dowladda Federaalka iyo Puntland. Madasha...
View ArticleGuddoomiyaha Baarlamaanka oo caddeeyay in 10-ka bishan uu furmi doono...
Muqdisho, April 4, 2016: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay in 10-ka bishan April uu si rasmi ah u furmi doono kalfadhiga 8aad ee...
View ArticleFaroole oo sheegay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya
Muqdisho, April 4, 2016: C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa goor dhow kaga dhawaaqay magaalada Garowe inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya....
View ArticleMadaxweyne Xasan oo soo dhoweeyay heshiiskii Soomaaliya iyo Puntland
Muqdisho, April 4, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay magaalada Garowe ku kala saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ee ku...
View ArticleThe expensive luxury of electricity in Somalia
Mogadishu residents left in the dark amid price hikes from private electricity companies that many cannot afford. Hamza Mohamed | 03 Apr 2016 | Facts of poverty: Population under age 30 – 70 percent...
View Article