I opened the first psychiatric hospital in Somalia
BBC World Service – In 2005, Outlook Inspirations nominee Abdirahman Ali Awale opened Somalia’s first psychiatric hospital. The country has one of the highest rates of mental illness in the world, but...
View ArticleWarmurtiyood kasoo baxay oday dhaqameedyo Somaliyeed oo Muqdisho kadhacay
Muqdisho | QOL | March 30, 2016 – Shirkaan Muqdisho ay ku yeesheen qaar ka mid ah Madaxda dhaqanka somaliyeed ayaa looga arinsanayey Meeqaamka uu leedahay Gobolka Banaadir iyo hadal ka soo yeeray...
View ArticleDabley Hubeysan oo mar dhow Muqdisho ku dilay Muwaadiniin Turkish ah
Muqdisho,30 March 2016: Koox hubeysan ayaa goor dhow magaalada Muqdisho ku dilay muwaadiniin Turkish iyo Soomaali ah, kuwaasoo gaari wada saarnaa. Sida la sheegayo weerarka ayaa waxaa ku dhintay shan...
View ArticleFanaanada Seynab Cige ’25 sano ka hor baa iigu dambeysay Burco’
Togdheer | QOL | March 29, 2016 – Ex Fanaanadii Hoboladii Waabari Seynab Cige Maxamed ayaa si dooran loogu soo dhaweeyay xarunta Gobolka Togdheer ee Burco waxana soo dhaweynteeda ka qeybgalay...
View ArticleQarax xoogan oo mar dhow ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo
Muqdisho,31 March 2016: In kastoo an faah-faahin dheeraad ah laga haynin, qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, iyadoo qaraxa lala eegtay Hotel ku yaala...
View ArticleWarqad sir ah oo beesha Xawaadle u direen QM
Muqdisho,31 March 2016: Sida ku cad warqad la helay, Ugaasyada kala ah: Xasan Ugaas Khalif, Cali Ugaas Xasan Cali Ugaas Muxumed Shafeec oo ka mid ah Ugaasyada Hiiraan ayaa warqad ay u qoreen Micheal...
View ArticleTalyaaniga oo qalab “Sports” siiyay kooxaha ciyaatoyda Soomaaliyeed
Muqdisho,31 March 2016: Ciidanka dowladda Talyaaniga ee qeybta ka ah ee howlgalka midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay qalab Sport ku guddoonsiiyeen ciyaartooy Soomaaliyeed kadib munaasibad...
View ArticleBulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay u gurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen
Muqdisho,31 March 2016: Jiliyaasha aan dowliga ahayn ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya SOSCENSA, ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho, ka soo saaray baaq ay u jeedinayaan Ummadda Soomaaliyeed inay ka...
View ArticleRW Cumar iyo Gaas oo kormeer ku tagey garoonka cusub ee magaalada Garowe
Garowe, March 31, 2016 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland,...
View ArticleSuicide bomber strikes while hugging official in Somalia’s Puntland
MOGADISHU (Reuters) – An Islamist militant suicide bomber put his arms around a local official as if in a hug and blew both of them up in the autonomous Somali region of Puntland on Thursday,...
View ArticleWALLEE DOODII FAGAARAHA EE 21-AAD WAXBAA KADHACAY!!!
HORDHAC / GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow aan ku bilaabo’e sida caadaduba aheyd barnaamijkii 3-dii...
View ArticleGANACSATO BADDAN AYAA WAALAAC KA MUUJYEY DEYMO AY SIIYEEN?
Muqdisho | QOL | March 31, 2016 – Ganacsato badan ayaa walaac ka muujiyey DEYMO ay siiyeen Madax ka tirsan Dowlada Federalka iyo Dowladihii ku meel gaarka ahaa ee ka horeyey dowlada hada jirta. Waxaa...
View ArticleQarax ka dhacay Masjid ku yaal magaalada Beledweyne
Muqdisho,1 April 2016: Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in fiidnimadii xalay qarax ka dhacy masjid ku yaal laanta Siigaalow ee xaafada Howladaag ee magaalada...
View Article“Ciidamada qalabka sida duulaan ayay ku qaadeen Al-Shabaab”
Muqdisho, April 1, 2016 Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu xalay bilowday duulaan ka dhan ah Al-Shabaab, oo ay wadaan ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM, iyadoo tan iyo...
View ArticleCiidamada Kumaandooska oo ka fuliyay howlgal gobolka Sh/hoose
Muqdisho, April 1, 2016 General Cali baashi Abaan-duulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in howlgalo gaar ah oo ay ciidamada kumaandoorska ka fuliyeen gobolka Shabelaha Hoose ay ku...
View ArticleDuqeyn loo geystey deegaan ku yaal Janaale oo lagu diley Amiirkii Shabaab ee...
Muqdisho, April 1, 2016 Weerar duqeyn ah ayaa lagu qaaday deegaanka Kaaytoy oo ka tirsan gobolka Sh/hoose iyadoo la sheegay in ay duqeyntaas sababtay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida ay...
View Article“Ciidamada Kumaandooska waxay sii wadayaan weerarada qaaska ah”
Muqdisho, April 2, 2016 Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka, ayaa faah faahin ka bixiyay howl gal ay ka qeyb qaateen Ciidamada Kumaandooska oo taageero ka helayay...
View Article