WAR DEG DEG AH,
Warar Xog ogaal ah oo aan ka helnay Shaqsiyaad hiriir hoose la leh Xafiiska Madaxwaynaha, ayaa sheegaya in Goordhow la Shaacin doono WAREEGTO Xilka looga Qaadayo Saraakiil iyo Wasiiro ka tirsan D....
View Article“Dowladda Federaalka gacan ayay ku leedahay duulaanka xeebaha Puntland”
Muqdisho,15 March 2016: Cabdi Xirsi Cali (Qarjab),Wasiirka Amniga Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, kadib shir deg deg ah oo uu shir guddoominayay Madaxweyne kuxigeenka Puntland...
View ArticleRa’iisul wasaare Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Talyaaniga
Muqdisho,15 March 2016: Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Talyaaniga, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta...
View ArticleFURSADO GANACSI OO KA FURAN SOMAALIYA, GAAR AHAAN MUQDISHO.
Sideedaba dal waxaa dhisa dadkiisa iyo in loo helo Maalgelin ku salaysan wax soo saar Qiima u leh dalka iyo dadkiisa, Maal gelintaasna waa in ay noqotaa mid ku salaysan waqtiga dhow iyo waqtiga dheer...
View ArticleAfweyne iyo Tiicey oo xabsi lagu xukumay
Muqdisho,15 March 2016: Wararka ka helnay dalka Beljimka ayaa sheegaya in Maxamed Cabdi Xasan oo ku magac dheer Afweyne lagu xukumay xabsi gaaraya 20 sano kadib markii lagu helay dambi ah burca...
View ArticleShir weyn oo looga hadli doono Xoojinta Xiriirka ganacsiga Soomaaliya iyo...
Muqdisho,16 March 2016: Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma,arke Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay gaaray Waddanka Talyaaniga ayaa maanta la...
View ArticleSOMESHA is worrying Somalia Independent Journalists and Media gagging by the...
Muqdisho | QOL | March 16, 2016 – Somali Media for Environment, Science, Health and Agriculture (SOMESHA) who is professionally and independently a member of the World Federation of Science...
View ArticleTasting the Best Somali Cuisine in Chicago
Pro tip: eat with your hands | EATER | by Eater Video and Lucas Peterson Mar 15, 2016 | Follow Dining on a Dime host Lucas Peterson this week as he heads to an unassuming place on the near north...
View ArticleRW Cumar oo la kulmay RW Talyaaniga Matteo Renzi
Roma March 16, 2016 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa maanta kulan dheer la qaatay...
View ArticleMadaxweyne Xasan oo lakulmay Madaxweyne ku xigeenka Burundi
Muqdisho, 16 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda Burundi,...
View Article‘Dramatic’ changes seen in alleged Forces attacker Ayanle Hassan Ali
Ali is said to have taken his mother Maryam’s diagnosis of mental illness in 2001 particularly hard. His mother was a big part of his life, a source told the Star. | By: Jacques Gallant Staff...
View ArticleNo more pirates: Mpls. actor Barkhad Abdi lands the good guy role
Barkhad Abdi as a CIA operative working on the ground in Nairobi, Kenya in “Eye in the Sky.” Keith Bernstein | Beeker Street | MPRNews | Euan Kerr | Mar 15, 2016 | Barkhad Abdi gained...
View ArticleMUQDISHO’S SECURITY WAS IMPROVING GRADUALLY.
There is no life and hope without SECURITY, no mater how much money or personal Security you have!!! Since the security of Mogadishu city was handed over to the Municipal Government was improving...
View Article“Waxaan qaadeynaa Tallaabo kasta oo lagu qanciyo beelaha ka carooday shirkii...
Muqdisho,16 March 2016: C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo saddexdii cisho ee u dambeeyay ku sugnaa magaalada Beledweyn ayaa sheegay in Wasaaraddiisa ay ku...
View ArticleMunaasabad Lagu Soo Xirayay Barnaamijka Wadajired Oo Muqdisho Lagu Qabtay
Muqdisho,18 March 2016: Ku simaha Ra’isul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadaalada ee Xukuumada Soomaliya Wasiiro iyo Xilibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, saraakiisha...
View ArticleFinding Somali Life in Minnesota
By James Estrin Mar. 18, 2016 | Arthur Nazaryan wasn’t the first inexperienced photographer to venture into Somalia for a few weeks and barely scratch the surface covering famine and conflict. After...
View ArticleCan Turkey Steer Away From Catastrophe?
by Abukar Arman | on March 17th, 2016 | Sunday’s suicide car bomb in the heart of Turkey’s capital marks the third bombing that Ankara has seen in the past several months. The latest killed 34...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo Hub u dirtay Puntland
Muqdisho,18 March 2016: Dowladda Soomaaliya ayaa maanta diyaarado sida saanad milateri u dirtay Puntland, si ay ugula dagaalanto Al-Shabaab oo maalmihii u dambeeyay galay deegaano ka tirsan Puntland....
View Article