Jaamacadda Carabta oo ku baaqday in laga qaado Soomaalia cunaqabateynta hubka
Muqdisho,12 March 2016: Wasiiradda Arrimaha dibada Jaamacada Carabta ayaa ku baaqay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran. Fadhigi 145aad ee Wasiiradda Jaamacadda Carabta ayaa laga...
View ArticleWasiiro U Kuur-galay Shaqooyinka Kasocda Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada...
Muqdisho,12 March 2016: Dhowr Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Dhexe ee dalka ayaa booqasho ku tagay Garoonka caalamiga ah ee Adan Cade xili ay ka socotay shaqooyinkii caadiga ahaa, waxaana ujeedkoodu...
View ArticleMasar iyo Soomaaliya Oo Heshiis Ganacsiga Xoolaha Ku Kala Saxiixday Qaahira.
Muqdisho,12 March 2016: Wasiirka Khayraadka Xoolaha xukuumadda Soomaaliya Siciid Xasan iyo wasiirka maalgashiga Masar Khaalid Xanafi, ayaa magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ku kala saxiixday...
View Article“Gobol kasta amnigiisa ayuu sugtaa, annagana wax saameyn ah naguma yeelaneyso”
Muqdisho,12 March 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho,Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa ka hadlay tallaabadii dhowaan Amniga Caasimada loogu wareejiyay...
View ArticleGuddoonka Baarlamaanka oo soo saaray qaraar ku aadan Amniga dalka
Muqdisho,13 March 2016: Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa qaraar ku saabsan Amniga dalka, kadib kulamadii Baarlamaanka ee lagu weydiinayay su’aalaha Ra’iisul Wasaaraha iyo...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Wajahan Magaalada Beledweyne.
Muqdisho,13 March 2016: Cumar Cabdrashiid Cali Sharmaake Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Baledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan. Ujeedka...
View ArticleMareykanka oo soo saaray war ku saabsan Somalia
Muqdisho,13 March 2016: Stephen Schwartz oo ah Safiirka dowlada Mareykanka ee dalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo isbedelka dhanka siyaasada, amaanka iyo...
View ArticleXeer Ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in maxkamad la soo taagi doono dadka lagu...
Muqdisho,13 March 2016: Axmed Cali Daahir Xeer ilaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono ciddii lagu helo ka ganacsiga maandooriyaha, isagoo ka digay dadka arrimahaasi ku...
View ArticleGuddiga arrimaha dibadda ee barlamaanka oo hambalyo u diray xoghayaha guud ee...
Muqdisho,13 March 2016: Guddiga arrimaha dibadda ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xoghayaha Cusub ee Jamacadda Carabta Ahmed Abuu Gheit Wasiirkii hore arrimaha dibadda ee dowladda...
View ArticleQaramada Midoobey Oo Baaraysa Xiriirka Kadhexeeya Shirkadda Soma Oil iyo...
Muqdisho,14 March 2016: Guuddi Qaramada Midoobey ka tirsan ayaa baaraya suurtagalnimada in uu xiriir u dhexeeya agaasimaha qaybta Africa ee shirkadda Soma Oil and Gas iyo xarakada Al-Shabaab ee...
View ArticleGuddoomiyaha gobolka Hiiraan oo rajo ka muujiyay qab-soomidda maamul u...
Muqdisho,14 March 2016: Yuusuf Axmed Hagar ‘Dabaged’ Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay arrimaha dhismaha Maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabelaha dhexe isagoo rajo kamuujiyay in...
View ArticleWasiirka dhallinyarada oo lagu soo dhoweeyay Waddanka Ingriiska.
Muqdisho,14 March 2016: Xaflad ay soo qaban qabaiyeen Jaaliyadsa Soomaaliyeed ee ku nool cariga Ingiriiska ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda...
View ArticleDowladda Itoobiya oo ka danbeysa in Webiga Shabelle biyo la’aan noqdo wabiga...
Muqdisho,14 March 2016: Waxaa la sheegayaa in Itoobiya ay xirtay qeybo ka mid ah biyaha wabiga Shabeelle waxaana taas ay sababtay in wabiga uu biyihii yareeyo ama uu guro. Sidaas darteed arrintan ayaa...
View ArticleGolaha Culimada Magaalada Gaalkacyo oo la aasaasay.
Gaalkacyo | QOL | March 13, 2016 – Iyada oo ay isasoo tarayso baahida loo qabo Marjic Culimo oo Dadku ay kusoo hirtaan Masalooyinka iyo arimaha kusoo dariyana u furdaamiya, isla markaana xal kama...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Amiirka Kuwait
Kuwait, March 14, 2016 – Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa socdaal shaqo ku jooga...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay...
Muqdisho, 14 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadihi aqoonsiga, Danjiraha Australia,...
View ArticleMadaxweynaha iyo Wakiilka Midowga Afrika oo ka wadahadley fulinta baaqii...
Muqdisho, 14 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire...
View ArticleRajad-dhalanteedka basaasiinta iyo arxan xumada UNHCRta ee wadanka Hindiya:
New Delhi, India | QOL | March 13, 2016 – Sida aan qoraalo farabadan oo u badnaa cabasho ku soo qoray jaraa’ido inta badan ka soo baxa wadanka Hindya,kuwaasoo u badnaa kuwa taabanaaya daryeel la`aanta...
View ArticleXaaladda deegaanka Garacad iyo Ciidanka Puntland oo heegan galay
Muqdisho,15 March 2016: Marki xalay fiidkii warar soo baxayay ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo doomo watay ay qabsadeen deegaanka Garacad ee bariga Gobolka Mudug, ayaa hadda la...
View Article