“Waxaa diyaar u nahay inaan ciidan u dirno Puntland hadii laga tan bato ama...
Muqdisho,18 March 2016: Jen. Cali Baashi Maxamed Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay inay diyaar u yihiin in Maamulka Puntland ay u diraan ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka, si ay uga...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo sheegay in uu Itoobiya u kaashanayo dagaalka Al-Shabaab
Muqdisho,19 March 2016: C/wali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Puntland, oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa la kulmay Taliyaha Ciidamada Milateriga Itoobiya iyo Madaxa Sirdoonka, isagoo kala hadlay...
View ArticleKenya oo go’aansatay in ay weerarto dalka Uganda
Muqdisho,19 March 2016: Kulankii Xubnaha Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa looga hadlay Muranka Kenya iyo Uganda u dhaxeeya ee la xiriira Lahaanshiyaha Jasiiradda Migingo ee ka tirsan Harada Victoria....
View ArticleWasaaradda Arrimaha gudaha oo ku baaqday in gurmad lala gaaro dadka ay...
Muqdisho,19 March 2016: Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqday hay’adaha samafalka inay gargaar gaarsiiyaan dadka ay saameeyeen abaaraha Dalka gudahiisa....
View ArticleBulshada Rayidka oo ka soo horjeestay Warbixinada Kooxda la socodka...
Muqdisho,19 March 2016: Kulan aad u balaaran oo ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho in ka badan 500 hogaamiye oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxay kaga soo horjeesteen warbixinada...
View ArticleDagaal hor leh oo saaka ka qarxay duleedka deegaanka Garacad
Muqdisho,20 March 2016: Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab ayaa saaka ka qarxay duleedka deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug, halkaasoo aheyd...
View ArticleMudane Xasan Sheekh oo ku baaqay in gargaar deg-deg lala gaaro dadka ay...
Muqdisho,20 March 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, hay’adaha gargaarka iyo beesha caalamka inay kaalmo deg-deg ah la soo gaaraan dadka...
View ArticleXukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doono hay’adaha...
Muqdisho,20 March 2016: Xukuumadda Soomaaliya ayaa cadeeysay in Dowladda iyo Maamulada dalka ay iskaashanayaan la xisaabtanka Hay’adda Mashaariicda ka fuliya Gobolada dalka. Mudane Cabdirashiid Maxamed...
View ArticleMudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo booqday Bardaale
Muqdisho,20 March 2016: Wafdi uu hor-kacaayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Taliyaal Ciidan ayaa gaarey Degmada Berdaale ee...
View ArticleWarku ugu dambeeyay ee ka soo baxay Dab xalay qabsaday isbitaalada Madiina...
Muqdisho,21 March 2016: War faah faahsan ayaa ka soo baxaya dab xilliyo kala duwan xalay ka kacay isbitaalada Madiina iyo Banaadir ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo aan geysan dhibaato naf ah. Xalay...
View ArticleMareykanka oo Bali-Doogle ku soo bandhigay arin lagu farxay.
Muqdisho,21 March 2016: Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed, taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta tababbar ugu soo xiray garoonka Bali-doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose cutubyo ka...
View ArticleDawlada Soomaaliya oo xabsiga ka sii daysay Cabdi Waal
Muqdisho,21 March 2016: Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal), ayaa Xalay laga sii daayay Xarunta Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA),oo laba toddobaad uu ku xirnaa. Siyaasiyiinta,...
View ArticleWar murtiyeed laga soo saaray Shirkii Guddiga Dib-u eegista Dastuurka
Muqdisho,21 March 2016: Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war martiyeed ka soo saaray shir socday saddex cisho oo ka dhacay magaalada Baydhabo, kaasoo looga...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo kulamo la leh Odayaasha Dhaqanka...
Muqdisho,22 March 2016: Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka...
View ArticleXaflad sagootin ah oo loo qabtay ardayda ka qalin jabinaysay sanad...
Baargaal | QOL | March 19, 2016 – Xaflad Sagootin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo loo qabtay Dufcadii kowaad ee ardayda ka qalinjabinaysa sanad dugsiyeedkan Dugsiga sare ee Maxamed Xuseen ee...
View ArticleMadaxweynaha ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Macallin Cali Shiikh Axmed
Muqdisho, 22 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii iyo eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday marxuum...
View ArticleGEF QARAN iyo GAROWSHIYO LA’AAN MAAMUL-GOBOL
Muqdisho | QOL | March 21, 2016 – Toddobaadkan ayey ahayd markii xeebaha gobollada Mudug & Nugaal ay soo tubteen cutubyo ciidamo hubaysan ah kuwaa oo sida la sheegay ka tirsan ururka shaydaaniga...
View ArticleMaxaabiista Al-Shabaab ee lagu soo qabtay dagaalkii Suuj oo lagu xiray...
Maxaabiistii Alshabaab ee lagu soo qabqabtay dagaalkii maalinimadii togga Suuj ee deegaanka Garmaal ee Gobolka Nugaal ayaa Caawa fiidkii lagu soo wareejiyey xabsiga weyn ee magaalada Garoowe ee...
View Article