Muqdisho,12 March 2016: Dhowr Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Dhexe ee dalka ayaa booqasho ku tagay Garoonka caalamiga ah ee Adan Cade xili ay ka socotay shaqooyinkii caadiga ahaa, waxaana ujeedkoodu ahaa sidii ay ugu kuurgeli lahaayeen shaqooyinka kasocda garoonkaasi. Wasiiradaan ayaa doonaayay in ay hubiyaan habka shaqada u socoto iyo tayada ammaanka ee garoonka Adan Cade.
Hoos Ka Daawo
—————————————–
Qaranimo Online | Muqdisho