WAR DEG DEG AH.
Warar aanu ka helanay qaar kamid ah Shacabka degan xaafada Wardhiiglay ayaa sheegaya in ay ku soo dheceen ilaa dhowr MADFAC Xafadaha u dhow Madaxtooyada Somaalya. Wararka waxa ay sheegayaan in 1 qof uu...
View ArticleSoomaaliya iyo Kenya Oo Heshiis Iskaashi Kala Saxiixday.
Muqdisho, 02 February 2016: Dowlada Soomaaliya iyo Kenya, ayaa bishi Jenuary ,31-keedi 2016, magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdey heshiis iskaashi oo labada dal ka wada shaqeyn doonaan. Guddiga...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo joojineyso duulimadyadii Muqdisho iyo Hargeysa
Muqdisho, 02 February, 2016: Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagucadeeyay in si KMG ah, loo joojinayo...
View ArticleKenya oo soo iibsatay gawaari an rasaasta karin
Muqdisho, 02 February, 2016: Warar naga soo Nairobi ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ay soo iibsatay gawaari gaashaaman oo ay ciidamadooda ku howl geli doonaan , si ay u sugaan ammaanka gudaha dalkeeda...
View ArticleQaramada Midoobay oo Masar ka dalbatay in ay sii dayso wiil Soomaali ah
Muqdisho, 02 February, 2016: Qaramada Midoobay ayaa ka dalbatay dowladda Masar inay sii deyso wiil yar oo Soomaali ah oo u xiran muddo lix bilood ah.Wiilka oo lagu magacaabo Yuusuf Maxamed Aadan,...
View ArticleGeneral Cali Gaab oo ka hadlay madaafiic shalay ku dhacday meel an ka fogeeyn...
Muqdisho, 02 February, 2016: Gen.Cali Xirse Barre “Cali Gaab” oo ah Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay madaafiic qasaare geysatay oo shalay ku dhacday meel aan ka fogeyn...
View ArticleDADKA DANYARTA AH OO LAGU DHIBO BIYAHA AY SOO SARAAN WARSHADAHA.
Aqristow, Somaalidu waxay tiraahdaa “war helaaba Talla hella”, danyar yaa u maqan? Warshadaha soo saara BIYAHA lacabo oo aanan ogayn qaabka loola dhaqmo macaa miishooda, taasina waxay ku dhumiyaan...
View ArticleMAXAA ISKA BEDELAY MUQDISHO?
SHACABKA KU NOOL MUQDISHO OO SI XOWLI AH U KOR DHAAYO IYO BILICDA MAGAALADA. Aqristow dad badan ayaa markii ay maqlaan Muqdisho waxay soo Xasuusanayaan, wixii ka dhacay Muqdisho iyo wixii ay soo mareen...
View ArticleDayarada Daallo oo Dab Qabsaday deg degna ugu dagtay Garoonka Muqdisho
Muqdisho, 02 February, 2016: Goor dhaweed ayaa Diyaaradda Daallo Airlines deg deg ugu soo degtay garoonka diyaaradaha Muqdisho, kadib markii uu dab qabsaday, xilli ay hawada ku jirtay, waxaana warar...
View Article4.5 iyo Degaan-qaybsiga yaa gardaran ?
Teydu waa sharci, taaduna waa sharci daro ! Toronto | QOL | Feb 2, 2016 | Waxaa dhegaheena ka batay muran ka taagan habka doorashada 2016 lagu wado inay u dhacdo, waxaa lagu murmay lagu kala carooday...
View ArticleXukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Ciladdii Kutimid Diyaaradda Daallo
Muqdisho, 03 February, 2016: Cali Axmed Jaamac Jingeli oo ah Wasiirka Duulusta iyo Gaadiidka Hawada Xuumadda Soomaaliya oo Shir Jaraaid ku Qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,...
View ArticleWasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo beeniyay in la joojiyay...
Muqdisho, 03 February, 2016: Cali Axmed Jaamac Jangali, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya, ayaa beeniyay in la hakinayo duulimaadyada Muqdisho iyo Hargeysa. Taliyaha...
View ArticleSafiirka Soomaaliya ee Sucuudiga Oo La kulmay Amiir Waliid Bin Talaal Bin...
Muqdisho, 03 February, 2016: Mudane Daahir Maxamud Geele, oo ah Danjiraha Soomaaliya ee u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa la kulmey Amiir Waliid Bin Talaal Bin Cabdulcasiis oo ka mid...
View ArticleQaybtii-3-aad Xarunta Xasaradaha ! ( Gaalkacyo):
Dhaqanka beelaha geelleyda (beelaha hubeysan). Muqdisho | QOL | February 3, 2016 – Diinta Islaamka Somaalida waxa ay soo gaartay Iyada oo bilow ah, waana xiligii NABI MUXAMED C.S.W uu joogay...
View ArticleShirweynihii Ururka Caafimaadka Puntland ee Denmark oo lagu qabtay magaalada...
ODENSE, DENMARK | February 2, 2016 – Shirweynihii ururka caafimaadka Puntland ayaa lagu qabtay magaalada Odense ee dalka Denmark 30-01-2016. Shirkaas waxaa lagu soo bandhigay warbixinno iyo film ka...
View ArticleRanieri iyo Kooxdiisa Leicester kaftan ma ogola waxa ay legaday Liverbool…
Muqdisho | QOL | February 3, 2016 – Waxaa Xalay La ciyaaray Kulamo ka Tirsan Horyaalka Ingiriiska 2015-2016 Meertadiisa 24,waxaana Kulamadii dhacay lagu hakiyay Kooxda Arsenal oo waayadaan Hogaanka...
View ArticleSHILALKA KA DHACA WADOOYINKA MUQDISHO OO SABABA, DHIMASHO IYO DHAWACYO BADAN.
Muqdisho | QOL | February 3, 2016 – Maxaa sababa Shilalka ugu badan ee ka dhaca wadooyinka Muqdisho?, shilalkaas oo intooda badan dhaliya Qasaaro isugu jira NAF iyo MAAL. Hadaba waxaa la ogaaday in ay...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya Oo Warqadda Aqoonsiga Ka Gudoomey Safiirka Jarmalka.
Muqdisho, 04 February, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee...
View ArticleXirada Dhadhaab iyo Nolol xumada Qaxootiga la Deristay
Muqdisho, 04 February, 2016: Warar naga soo gaaraya Qaxootiga Soomaaliyeed ee kusugan xerada Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa sheegaya inay soo wajeheen dhibaatooyin dhanka nolosha ah, kadib markii qaar...
View ArticleMid ka mid ah Wasiiraddii Xukuumadii Farmaajo oo gargaar dalbaday
Muqdisho, 04 February, 2016: Dr. Aadan Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii hore Caafimaadka ee Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Farmaajo, ayaa dalbaday gargaar caafimaad oo dibada ah, isagoo ku dhaliilay...
View Article