Warar aanu ka helanay qaar kamid ah Shacabka degan xaafada Wardhiiglay ayaa sheegaya in ay ku soo dheceen ilaa dhowr MADFAC Xafadaha u dhow Madaxtooyada Somaalya.
Wararka waxa ay sheegayaan in 1 qof uu ku dhintay Madaafiicda la soo riday sida la xaqiijiyey, Shacabka degan degmadaas ayaa aad uga wal walsan sababta ka dambaysay arintaas.
Ilaa iyo hada lama Oga sababta iyo Cida ka dambaysay werarkan lagu Xasuuqayo shacabka, wixii warar cusub ah ee ka soo baxa arintan dib ayaan ka soo sheegi doonaa.
Qaranimo-online
Muqdisho