Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo difaacay go’aanadi ka soo baxay shirki...
Muqdisho, 30 January, 2016: Marki faraha la isku tag-taagay isla markaana ay qaadaceen, maamulada Puntland iyo Somaliland go,aanki kasoo baxay shirki madasha wadatashiga qaran, ee ahaa in habka lagu...
View ArticleMudane Axmed Madoobe oo Cadeeyay in loo Yeeriyay Go’aanki Shirki Muqdisho
Muqdisho, 30 January, 2016: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo shalay ku laabtay magaalada Kismaayo kadib shirarkii doorashooyinka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay...
View ArticleShir Madaxeedka Midowga Afrika oo Addis Ababa ka furmay
Muqdisho, 30 January, 2016: Shirka horreeynti Shir madaxeedka 26aad ee Madaxda Midowga Afrika ayaa ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo ajandayaasha shirka looga hadlayo ay mid...
View ArticleMaxkamad ku taal Manchester oo 30-sano ku xukuntay Dhalinyaro Soomaali oo...
Muqdisho, 30 January, 2016: Maxkamad ku taal magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa 30-sano oo xabsi ah ku xukuntay saddex dhalinyaro Soomaali ah, kuwaasoo lagu helay dambi ah inay kufsadeen...
View ArticleShir Madaxeedki Afrika oo maalinti labaad ka socda Adis- Ababa
Muqdisho, 31 January, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 26-aad Midowga Afrika oo maalintii labaad kasocda...
View ArticleWaamo State oo nagu soo Korodhay: Hala Gardaadsho
Muqdisho, 31 January, 2016: Waxaa Magalada Muqdisho looga dhawaaqay Maamul Cusub oo loogu magacdaray Waamo State lana sheegay inuu ka shaqayn doono qaar kamid ah deegaannada gobolada Jubbooyinka ee...
View ArticleTarsan oo Kashifay sababta uu Xilka uga qaaday Mweyne Xasan Sheekh
Muqdisho, 31 January, 2016: Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir haddana ah Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Bulshada ayaa sheegay in Baarlamanka Soo socda ee Soomaliya uu ka soo gali doono qabiilka uu...
View ArticleAFRICAN UNION’S MEETING (AOU) IS UNPRODUCTIVE AND MEANINGLESS!
AFRICAN UNION’S MEETING (AOU) IS UNPRODUCTIVE AND MEANINGLESS! For the last 10 to15 years African union’s meeting is unproductive and meaningless, because the right Hero’s have the talent to determine...
View ArticleMadaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirki Midowga Afrika
Muqdisho, 31 January, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Madaxda Midowga Afrika u sheegay in Soomaaliya ay ku tallaabsatey horumar la taaban karo ee dhinaca siyaasadda iyo dib u heshiisiinta, dalkana...
View ArticleYAA KA MASUUL AH MURUGADA WAALIDIINTA IYO TAHRIIBKA CARUURTA?
Somaalidu waxay tiraahadaa ” war helabaa, tala hela”, aqristow waa arin xaqiiq ah oo marwalba ka dhacda dalka Guud ahaan, arimaha uu ka hadlayo qoraalkan. Warar xaqiiq ah oo aan ka helnay illo muhiim...
View ArticleXafiis laga qaato Baasaboorka Soomaaliya, Oo laga hirgeliyey Maraykanka.
Muqdisho, 01 February, 2016: General Cabdullaahi Gaafow Maxamuud oo ahTaliyaha Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda federalka ah ee Soomalaiya oo la hadlay Warbaahinta asaga oo joogo Muqdisho,...
View ArticleWar murtiyeedka laga soo saaray shirkii Adis Ababa iyo arin farxad u ah...
Muqdisho, 01 February, 2016: Shir laba maalin socday oo golaha wasiirada arimaha dibada dalalka xubnaha ka ah IGAD ku yeesheen magaalada Addis Ababa, ayaa looga hadlay arimaha Somalia iyo Koonfurta...
View ArticleXildhibaannada Baarlamaanka oo maanta ka doodaya sharciga qaxootiga
Muqdisho, 01 February 2016: Xildhibaananda Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa guda geli doona akhrinta koowaad ee...
View ArticleMUQDISHO OO DABAYL IYO BUS KU SOO TOOSTAY.
Magaalada muqdisho oo saakay ku waa bariisatay DABAYL iyo BUS aan caadi ahayn, taasi oo dhalisay in ay wadooyinka iyo jidadka xaafadaha soo buux samaan Bac iyo baakado ay dabaysha ka keentay meelo fog...
View Article