Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Xafiis laga qaato Baasaboorka Soomaaliya, Oo laga hirgeliyey Maraykanka.

$
0
0

Muqdisho, 01 February, 2016: General Cabdullaahi Gaafow Maxamuud oo ahTaliyaha Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda federalka ah ee Soomalaiya oo la hadlay Warbaahinta asaga oo joogo Muqdisho, ayaa sheegay in xafiis laga qaato baasaboorka Soomaaliga ah, ay ka fureen dalka Maraykanka. General Cabdullaahi Gaafow Maxamuud, ayaa sheegay in xafiiskaasi uu yahay mid shaqaynaya ujeedkooduna yahay in muwaadiniinta Soomaaliyeed loo fududeeyo qaadashada baasaboorka dalkooda, maadaama Maraykanku uu kamid yahay dalalka ay kunool yihiin Soomaali aad u farabadan.

Hoos Ka Daawo

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles