Soomaaliya oo Musuq-Maasuqa ka gashay Kaalinta Kowaad
Muqdisho, 27 January, 2016: Warbixin cusub oo ay soo bandhigtay Transparency International ayaa sheegtay in Soomaaliya a safka hore uga jirto wadamada ugu musuq maasuqa badan ee adunka ka jira....
View ArticleFaah-faahin Qodobadii lagu heshiiyay shirkii doorashada 2016
Muqdisho, 28 January, 2016: Xalay waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo af-jaray shirkii wada tashiga doorashooyinka 2016 dalka ka dhaceysa ,laba qodob oo lagu heshiiyay ayaa laga soo saaray shirkii caawa...
View ArticleKenya oo lagu eedeeyey gabood-fallo ka dhan ah shacbiga Soomaalida
Muqdisho, 28 January, 2016: Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay dowlada Kenya in ay gashay gafaf iyo xaadgudubyo ka dhan ah bani,aadannimada sanadki tagay ee 2015....
View ArticleC/wali Gaas iyo Beesha Caalamka oo isku dhegan
Muqdisho, 28 January, 2016: Wakiilka QM u qaabilsan arrimaha Somalia ayaa go’aanka shirka wadatashiga kadib kulan uu albaabada u xirnaa la qaatay Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali...
View ArticleGuddoonka Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Danjire C/laahi Aw-Saciid...
Muqdisho, 28 January, 2016:Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerrida ku timid Allaha u naxariistee Danjire C/laahi Aw-Saciid Cusmaan oo ku geeriyooday...
View ArticleGurmad Calls for an Immediate Halt
Gurmad Calls for an Immediate Halt to the Extra-constitutional Negotiations and Urges a Return to Legitimacy Muqdisho, 28 January, 2016: The efforts to shape the 2016 political transition in Somalia...
View ArticleKoobka Capital-One Finalkiisa Sanadkaan waa ka Tun weyn yahay kuwii hore
Muqdisho | QOL | January 28, 2016 – Koobka Capital-One ee dalka Ingiriiska laga qaban qaabiyo Xili ciyaareed kasta horana loogu aqoon jiray Koobka Carling Cup-ka waa ka tun weyn yahay Fiinalkiisa Xili...
View ArticleGolaha Wasiirada oo Ansixiyey Hanaanka doorasho ee sannadka 2016
Muqdisho, 28 January 2016 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...
View ArticleTacsi Ambassador Abdullahi Said Osman
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Muqdisho, January 28, 2016 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam...
View ArticleAmisom releases photos of El Adde attack, says it is ‘payback time’
The Star | By NANCY AGUTU | January 28, 2016 – Amisom has released photos of the El Adde attack, including those of a vehicle-borne device that exploded on the camp’s perimeter causing a fire.The...
View ArticleMa Karzai-gii Kenya (A. Madoobe) ayey wadani inooga dhigayaan?
HORDHAC / GOGOL-DHIG | . Muqdisho | QOL | January 29, 2016 – Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Fadlan lasoco meelaha ka...
View ArticleBeesha Caalamka oo Taageertay Habka Doorashada Soomaaliya ee 2016
Muqdisho, 29 January, 2016: Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa ku bogaadiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada heshiiski ay shalay ka gaareen habka lagu soo...
View ArticleWiil yar oo Soomaali ah oo la hor keenay Maxkamad ku taalla Sweden
Muqdisho, 29 January, 2016: Magalaada Gothernberg ee dalka Sweden ayaa maanta la soo taagay wiil Soomaali ah oo lagu tuhmay in uu dilay Alexandra Mezher oo ahayd gabar 22 jir ah oo u dhalatay dalka...
View ArticleRemarks by UN SRSG Keating for the Security Council consultations on Somalia
Muqdisho, 29 January, 2016: Mr. President [of the United Nations Security Council], I am delighted to speak to you so early in my tenure. It is my pleasure to be briefing you alongside Ambassador...
View ArticleXIGMADU WAXAY KU JIRTAA QOFKA WAALAN!
XIGMADU WAXAY KU JIRTAA QOFKA WAALAN! Aqristow waa qiso dhab ah oo dhexmartay aniga iyo nin waalan, waa goor habeen ah, waxaan watay gaari, waxaana marayey wado ka mid ah wadooyinka ugu mashqulsan...
View ArticleMadaxweynaha oo ka qayb galay shirki 26aad ee Madaxda Afrika
Muqdisho, 30 January, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu ka bilaaban doono Shir MadaxeedkII 26-aad ee Midowga...
View ArticleCabdiwali Sheekh Axmed oo sheegay in an loo dhameeyn go’aannadi madshi Qaran
Muqdisho, 30 January, 2016: Ra’iisul Wasaarihi hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay in go,aanadi kasoo baxay shirki wadatashiga qaran ee Muqdisho lagu soo gaba...
View Article