Warshad samaysa Tuutaha Ciidanka oo laga dhisayo Soomaaliya
Muqdisho, 06 January 2016: Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ah Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa maanta dhagax dhigay Warshad casri ah oo samayn doonta labiska Ciidanka Qalabka sida, waxana...
View ArticleCiidamada Eithiopia oo Odayaal ku dilay Rabdhuure
Muqdisho, 06 January 2016: Waxaa la soo sheegayaa in Ciidamada Ethiopia ay shalay Afar Oday Dhaqameed ku dileen Degmada Rabdhuure ee Gobolka Bakool. Wararka na soo gaaraya ayaa sheegay in Ciidanka...
View ArticleDagaal ka socda qeeyb ka mid ah magaalada Muqdisho” Zona Key “
Muqdisho, 06 January 2016: Waxaa mar dhow na soo gaaray in Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ay ku dagaallamayaan Xaafadda Zoone Key ee Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir taas oo dhow...
View ArticleGabar u shaqeysa FAVORI oo lagu dhaawacay Muqdisho
Muqdisho, 06 January 2016: Mar an fogeeyn ayaa Gabar ka tirsan Shaqaalaha FAVORI LLC ee maamusha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, lagu dhaawacay Magaalada Muqdisho. Dad Goobjoogiyaal ah ayaa sheegay in...
View ArticleVIDEO: Qaabkii loo abaabulay dilkii AUN Hindiyo Xaaji oo ay Nabad Sugida Soo...
Muqdisho, 06 January 2016: Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee loo yaqaan NISA ayaa waxa ay soo bandhigtay qaabkii loo abaabulay dilkii lagula kacay Hindiyo Xaaji oo ka mid aheyd wariyaashii Radio Muqdisho....
View ArticleShirka Madasha wada tashiga Qaran oo dib u dhacay
Muqdisho, 07 January 2016: Warar na soo gaaray maanta, ayaa sheegaya Shirki Madasha wada tashiga Qaran ee ka furmi lahaa magaalada Kismaayo 10-ka bishan uu dib u dhac ku yimid.Shirkan Kismaayo wuxuu...
View ArticleCALANKA UGU CAANSAN ADUUNKA UGUNA QURUXDA BADAN.
Sida lawada ogyahay Dowlad kasta waxay leedahay astaan lagu aqoonsado, astaan taasna waa CALANKEEDA, waxaad mar walba aragtaa marka aad dhexmarayso Caasimadaha aduunka Calan ka dul babanaya guri...
View ArticleWafuudii Ugu Badnayd Oo Gaartay Magaalada Boosaaso.
Muqdisho, 07 January 2016: Xarunta gobolka Bari ee Boosaaso ayaa waxaa ka socota qaban qaabo aad u balaaran ee ku aadan munaasabad xariga looga jarayo garoonka diyaaradaha ee Bandar-qaasim oo dhowaan...
View ArticleDowladda Itoobiya oo muujisay danta ay ka leedahay Soomaaliya
Muqdisho, 07 January 2016: Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay qorshaheeda ku aadan in ay sare u qaadayso ganacsiga ay la leedahay wadamada dariska ah, gaar ahaan Soomaaliya. Gebiresilasie Gebiregziabiher...
View ArticleGudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb.
Muqdisho, 07 January 2016: Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxa’ed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi la socda ayaa goor-dhow gaarey Magaalada Dhuusamareeb, ee xarunta Gobolka Galgaduud. Gudoomiye...
View ArticleWAR DEG DEG AH.
WAR DEG DEG AH. War deg deg ah, sida ay sheegayaan dad daris la ah iyo dad masuuliyiin ah MADAXTOOYADA Somaaliya waxay sheegayaan in ay ilaa 4 Madaafiic ku soo dheceen Xafada warta Nabda, laba...
View ArticleMadaafiic ku soo dhacday meel Madaxtooyada ku dhow
Muqdisho, 07 January 2016: Waxaa na soo gaartay in dowr madfac aan la ogeyn meesha laga soo tuuray ay ku soo dhaceen meel an ka fogeeyn Xarunta Madaxtooyada, kuwaasoo geystay khasaaro kala duwan. Qof...
View ArticleGanacsiga Muqdisho oo laga dareemayo dhaq dhaqaaq ka wanagsan kii hore ee...
Muqdisho | QOL | January 7, 2016 – Marka aad tagto Goobaha ganacsiga ee magaalada Muqdisho oo laga dareemayo dhaq dhaqaaq Ganacsi oo ka wanaagsan bilihii la soo dhaafay. Hadaba mar aan wax ka...
View ArticleDiblomaasiyiinta Iiraan ah oo 72-saac loo qabtay inay dalka uga baxaan
Sii hayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iiraan ee Muqdisho Javad Dehghan Lotfabadi | Muqdisho, 07 January 2016: War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa...
View ArticleWFP oo iska fogeysay eedeyma ka yimid dowladda Soomaaliya
Muqdisho, 08 January 2016: Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Cunnada Aduunka ayaa beenisay eedeyn uga timid dowladda Soomaaliya, taas oo ahayd in raashinka mucaawinada ay ku soo beegto xilliyada...
View ArticleAMISOM and Ethiopia to spearhead “Operation Jubba River”
-aimed at displacing people in Jubba regions | By Fatuma Lamungu Nur | The Ethiopian forces are pouring en masse into the port town of Kismayo in southern Somalia. Ahmed Madobe, the clan leader of...
View ArticleTehran keen to boost Ethiopia ties: Iran diplomat
Iran expressed its willingness to strengthen its relations with Ethiopia in various fields. Iran on Thursday expressed its willingness to strengthen its relations with Ethiopia in various fields....
View ArticleDadka danyarta ah oo aan haysan daryeel caafimaad.
Muqdisho | QOL | January 8, 2016 – Sida lawada og yahay Caafimaadku waa shay qaali ku ah nolosha bini aadamka, waana shayga kaliya uu qofka u quuro in uu bixiyo wixii uu awoodo marka ay la soo...
View ArticleGaroonka Boosaaso oo la furay, Magac-na loo bixiyay
Boosaaso, 08 January 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray garoonka diyaaradaha Boosaaso oo noqday mid ka mid ah garoomada ugu waa weyn ee Soomaaliya Mashruuca...
View Article