Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Video: Maamulka Ahlu Sunna oo sheegay inay wadahadal ogol yihiin

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah faahin ka soo baxaysa dagaalo ka dhacay duleedka Beledweyn

Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo dad badan ay ku dhinteen oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacayay deegaano ka tirsan duleedka magaalada Beledweyn ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Maxamed Geedi oo dhaqaale yabooh ah ka doontay Garoowe

Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Hadal-haynta maanta ka socota magaalada Muqdisho, ayaa sheegeysa in Cali Geeedi iyo wafdi uu hogaaminaayo ay gaari doonaan magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halyeeyga sanadkii tegay waxaan u aqoonsanay askariga Soomaaliyeed”

Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in daraasad ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

K/Galbeed oo maanta dooraneyso Gudoomiye Barlamaan

Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Baarlamaanka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dooranaya Guddoomiye iyo labadiisa kuxigeen, iyadoo qaban qaabada doorashada si weyn looga dareemayo magaalada Baydhabo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg-deg ah: Ugaas Cabdraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Roble oo geeriyooday

Muqdisho, 03 January 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiraan, ayaa sheegaya in uu geeriyooday Ugaas Cabdraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble kadib markii uu wadnaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanki Itoobiya ee uu sida gaarka ah u dalbaday Axmad Madoobe oo gaaray...

Ciidanki Itoobiya ee Axmad Madoobe u yeertay Muqdisho, 04 January 2016: Waxaa shalay oo Axad ahaid ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo diyaarado siday Boqolaal Askari oo u dhashay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“IGAD dhex dhexaad kama ahan waxa ka socda Ceelbarde”

Muqdisho, 04 January 2016: Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur “Saransoor” oo ka mid ahaa Xildhibaanadii dhowaan gaaray degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa ku eedeeyay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaban qaabada Aaska Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif oo ka socoto Beledweyne

Muqdisho, 04 January 2016: Warar ka soo baxaaya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya in Ugaaska lagu wado in lagu aaso inta u dhaxeysa Beledweyn iyo Buulo Burde, gaar ahaan deegaanka Daaro-Ugaas oo ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox xalay weerartay Xaruun Turkiga ku leeyahay Muqdisho

Muqdisho, 05 January 2016: Koox hubaysan ayaa Xalay Weerar ku qaadey Xarun Turkiga ku leeyahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. Sida la sheegay hal qof oo kamid ah kuwa weerarka qaadey ayaa la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Soomaalia oo ku amartay Safiirka Iran inuu deg-deg isaga baxo Wadanka

Muqdisho, 05 January 2016: Warar ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya, ayaa sheegay in Dowladda ay ku amartay Safiirka Iran u fadhiya Soomaaliya inuu si deg deg ah dalka isaga baxo. Warkaan ayaa lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isbitaal aad loogu bahnaa oo Muqdisho laga furaayo

Muqdisho, 05 January 2016: Dhowr Sano ka hor waxay aheyd Meel Qashinka lagu daadsho ka dibna lagu gubo ka hor, Intii aan lagu billaabin dhismaha Isbitaalkan waxaana laga guray 10,000 oo tan oo qashin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Muqdisho waxaa ku soo badanaya dhul boobka lagu haayo dadka jilcan oo aan...

Muqdisho, 05 January 2016: Prof. Maxamed Cumar Dhalxa oo ah Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa sheegay in magaalada Muqdisho maalmihii u dambeeyay ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo u digtay Askarta Dowladda

Muqdisho, 05 January 2016: Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa uga digtay Askarta Dowladda inay ka qeyb qaataan dagaal beeleedyada ka dhaca Dalka. Guddoomiyaha Maxkamadda...

View Article

Hambalyo Meher

January 4, 2016 | Aabo Cabdi Cali Siciid iyo Carruurtiisa, Hooyo Cibaado Xirsi iyo Caruurteeda, Hooyo Faadumo Xirsi Ducaale iyo Carruurteeda, Hooyo Khadiija Maxamed Cali iyo Carruurteeda, Jaamac...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakhtiga Isbedeley warbaa la socda

January 4, 2016 | QOL | Wixii ka dambeeyey doorashadii 2012 shacabka Soomaaliyeed waxey la kulmeen koox yar oo kelitalisa oo talada dalka isku soo koobtay,waxaana u muuqatay shacabka in ciidanka...

View Article

What the US suspension of drone operations in Ethiopia mean for the Somalis

January 5, 2016 | The U.S government has shut down its drone operation base in Ethiopia four years after it first set up the base. the Pentagon has reached the decision to close down the operation of...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadaab refugee camp, detailed in ‘City of Thorns,’ is a world ripped from the...

Women venture to the camp outskirts to forage for firewood, and return bowed under the big bundles lashed to their backs. The Dadaab complex, built in the early 1990s, was originally designed to hold...

View Article

VIDEO: Waraysi xiiso leh Cabdiweli Gaas !

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaamiyaha Jubbaland oo maanta ku wajahan magaalada Cadaado

Muqdisho, 06 January 2016: Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta laga yaabaa in uu tago magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug, iyadoo qaban qaabo lagu soo...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live