Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

WAR DEG DEG AH.

$
0
0

WAR DEG DEG AH.

War deg deg ah, sida ay sheegayaan dad daris la ah iyo dad  masuuliyiin ah  MADAXTOOYADA Somaaliya waxay sheegayaan in ay ilaa 4 Madaafiic ku soo dheceen Xafada warta Nabda, laba madaafiic oo ka mid ah waxa ay gaysteen Qasaara Shacab, lamana oga sababta iyo cida ka dambaysay arintan.

Ciidamada amaanka ayaa xoojiyey amaanka magaalada Muqdisho, iyadoo aad loo barayo Gawaarida.

hadii alla idmo dib ayaan ka soo sheegi doonaa, wixii faafahin ah ee la xiriira arimahan.

Qaranimo online

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles