Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasaaradda arrimaha Dibadda oo faah faahin ka bixisay Nidaamka Cusub ee Siyaasadda Dibadda Soomaaliya

$
0
0

Muqdisho, 11 December 2015: Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa soo dhawaysay meel marinta qorshaha Nidaamka Siyaasadda arrimaha dibada ee ay Golaha Wasiirada kulankoodii shalay ku meel mariyeen.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo Maalgashiga ee Xukuumadda Soomaaliya C/salaan Cumar hadliye ayaa u sheegay warbaahinta Dowladda in muhiimadda Nidaamkan uu u leeyahay dalka ay tahay helida siyaasad nabad galyo ah oo ay Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibadda iyo Maalgashiga Xukuumadda Soomaaliya waxaa kale oo uu ka haddlay muddadii uu wasaaradda wasiirka ka noqday waxyaabihii u qabsoomay iyo sida ay tahay siyaasadda guud ahaan ee arrimaha Dibadda.

Halkaan ka dhagayso Waraysiga Wasiirka arrimaha Diba

——————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460