Xil. Cabdi Barre: Dagaalka Gaalkacyo DFS ayaa abaabulayso (WAREYSI)
Moqdisho, November 27, 2015 — Xildhibaan Cabdi Barre ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka, gaar ahaan Madaxtooyadda inay kicinayso Dagaalka u dhaxeeya GalMudug & Puntland ee ka socda Gaalkacyo....
View ArticleTaliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Mareykanka Kaga Qeybgalaya Shir...
Moqdisho, November 27, 2015 — Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeya gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka oo uu kaga qeyb galayo shir caalami ah oo looga...
View ArticleDhainyaro Soomaaliyeed oo ku dayasho mudan
Moqdisho, November 27, 2015 —Dhalinyaro somaaliyeed oo ah kuwa ka baxay jaamacadaha dalka ayaa u istaagay waxbarida caruurta Soomaaliyeed ee isugu jira agoon iyo danyar, ayaa degmada Yaaqshiid ee...
View ArticleHaweeney ninkeedi sumeysay iyo mid kale oo ku dayan-rabtay oo la qabtay
Moqdisho, November 27, 2015 — Warar la yaab leh oo naga soo gaarayo magaalada Beledweyn, ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska ay qabteen qof dumar ah oo sun u qastay ninki qabay uu sidas ku dhintay....
View ArticleWararkii ugu dambeeyay xaalada Gaalkacyo
Moqdisho, November 28, 2015 — Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in Xaalada magaalada Gaalkacyo degantahay, kadib dagaal culus oo saaka ilaa barqadii ka socday xaafado ka tirsan...
View ArticleR/wasaaraha oo guddi u magacaabay xiisada Gaalkacyo
Moqdisho, November 28, 2015 — R/wasaaraha dalka ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho kaddib markii uu safar shaqo ku tagay magaalooyinka Cadaado iyo Garowe. R/wasaraha xukumadda federaalka Soomaliya...
View ArticleBaarlamanka oo ansixiyay qaraarka dib u eegista kharashaadka dowladda
Moqdisho, November 28, 2015 — Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu hordhaariyo wasiirro dhawaan la magacaabay iyadoo dhinaca kalena mudanayaashu ansixiyeen qaraarka dib u eegista...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo rajo ka muujiyay xal u helida colaada Gaalkacyo
Muqdisho, November 28, 2015——–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar uu ku tagay...
View ArticleMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xiisadda ka aloosan magaalada Gaalkacyo
Moqdisho, November 28, 2015 — Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Cadaado, waxa uu uga hadlay...
View ArticleWasiirka Gaashaandhiga: “Ciidanka Xoogga dalka qeyb kama ahan dagaalka...
Muqdisho, November 29, 2015— Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa beeniyay in ciidamada xoogga dalka ay ku lug leeyihiin dagaalka Gaalkacyo ku dhex maraya Maamulada...
View ArticleRa’iisul Wasaare ku-xigeenka D. F. oo furay shirweyne looga hadlayo Manhajka...
Muqdisho, November 29, 2015— Ra’iisul wasaare ku-xigeenka D F Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta furay shirweyne heer Qaran oo looga tashanayo manhajka waxbarasho ee dalka, kaasi oo ay soo qaban...
View ArticleMadaxweynaha Jubbaland oo goor dhow gaaray Garowe
Muqdisho, November 29, 2015— Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed madoobe) ayaa mar dhow gaaray magaalada Garowe ee xarunta Puntland, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen...
View ArticleXildhibaannada Baarlamaanka oo maanta qaraar muhiim ah ansixiyay.
Muqdisho, November 29, 2015— Xildhibaannada Baarlammaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyay qaraarka dib u eegista dhaqaalaha ku baxay dowladda, 5-tii bilood ee ugu horraysay sannadkaan sii...
View ArticleBarnaamajka Maritda Mikrofoonka oo lagu wareeysanaayo Jabriil Ibrahim Cbdulle...
Muqdisho, November 29, 2015—Waa wareeysi dheer oo ku saabsan Fikradaha Jabriil Cabdulle ” Madaxa CRD “, uu ka qabo habka ay doorashooyinka 2016 ay u dhici karaan iyo wal-walka ka taagan in aysan suurta...
View ArticleMadaxweynaha Koofur Galbeed oo Gaalkacyo kula kulmay Madaxweynaha Galmudug
Muqdisho, November 30, 2015— Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa Koofurta Gaalkacyo kula kulmay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shalay gelinkii dambe soo...
View ArticleXukuumadda oo ganacsatada ugu baaqday inay canshuuraha bixiyaan
Muqdisho, November 30, 2015— Ku xigeenka R/wasaaraha xukuumadda, mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay bixiyaan canshuuraha si bulshada...
View ArticleR.W. Sharmarke “Gaalkacyo waxaan ka noqoneynaa markii ay nabaddu shaqayso oo...
Gaalkacyo, November 29, 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Madaxweynaha dawlad gobolleedka...
View ArticleSomali Prime Minister “We shall not depart Galkayo until solid peace returns”
Mogadishu, November 29 – A delegation led by the Prime Minister of the Federal Government of Somalia H. E. Omar Abdirashid Sharmarke which included the President of South West H.E. Sharif a Hassan Sh....
View ArticleThe Ministry of Petroleum and Mineral Resources welcomes the findings of...
Press Release | Welcoming the findings of the Independent Committee in regards to the allegations made by Somali Eritrea Monitoring Group (SEMG) | Mogadishu, December 30, 2015 – The Ministry of...
View Article