Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

VIDEO: Taliyaha nabad sugidda Tuuryare iyo Xildhibaan Goodax wareeysiyo

View Article


Ciidamada ilaalada hotel Wehliye oo qabtay nin xirnaa labiska haweenka

Muqdisho, November 07, 2015 – Ciidanka ilaalada ee hotel Wehliye ayaa caawa qabtay oo gacanta ku dhigay sadex rag ah oo mid ka mid ah uu xirnaa labiska dumarka sida Goono, xijaab iyo Indhashareer....

View Article


Wasiir ku-xigeenka caafimaadka oo ka hadlay koontaroolka tayada dawoyinka la...

Muqdisho, November 07, 2015 – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxamed Cabdi (Cismaan Daallo) oo shalay ka qeyb galay kulanka todobaadka oo uu kaga...

View Article

WAR DEG DEG AH: Xildhibaan mar dhow la dhaawacay.

Muqdisho, November 07, 2015 – Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu magcaabo Maxamed Axmed Gurxan ayaa lagu dhaawacay meel ku dhow Afar Irdoodka ee degmada Xamarweyne,...

View Article

Ciidamada NewBolis ee Ethiopia oo 23 qofood ku dilay Xadka.

Muqdisho, November 07, 2015 – Waxgarad ka soo jeeda gobolada Galbeedka Soomaaliya, ayaa xaqeejiyay in ciidamada ismaamulka Soomaalida Ethiopia ee New Boolis inay laayeen dad reer guuraa ah. Nabadoon...

View Article


Baarlamaanka oo ka hadlay sharciga iibka iyo qandaraasyada Qaranka

Muqdisho, November 07, 2015 – Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta golaha shacabka ayaa guda galay akhrinta labaad ee Hindise sharciyeedka iibka iyo qandaraasyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xilibaan Maxamed Axmed Gurxan oo u geeriyooday dhaawaci maanta soo gaaray.

Muqdisho, November 07, 2015 – War iminka na soo gaaray ayaa sheegaya in Xilibaan Maxamed Axmed Gurxan oo ka tirsana Baarlamaanka Soomaaliya uu geeriyooday dhaawac culus oo saakay maagalada muqdisho ay...

View Article

Madaxweyne Xasan “Hey’adaha ammaanka waa inay sharciga horkeenaan gacan-ku...

Muqdisho- November 07 2015-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Allaah ha u naxariistee Marxuum Maxamed Axmed Gurxan oo ka mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka sanadlaha ah Muqdisho maku amaan geli kartaa ?

Toronto | QOL | 7 November 2015 | Amar ku taagleeynta, isu xoog sheegashada, go’aan aadan cid kala tashan gaaridiisa iyo anaa irida waa caqabadaha ugu waaweeyn ee qaranka Soomaaliya la kici la’yahay,...

View Article


VIDEO: Faaliyaha qaranka, Kurbinta Bunka Muqdisho maxaa loo wareejin waayay ?

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Q.M. oo warbixin ka soo saartay dadka dhibaatada ka soo gaartay daadaki ku...

Muqdisho, November 08, 2015 –Warbixin uu soo saaray xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadinimada QM ee OCHA ayaa lagu sheegay in ka badan 90,000 oo qof ay saameeyeen daadad ka dhashay roobab ka da’ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Kenya

Muqdisho, November 08, 2015 –Madaxweynaha Kenya, Uhuro Kenyatta ayaa ka hadlay kulan uu la qaatay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo uu kula kulmay aqalka  madaxtooyada ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xi Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo loo sameeyay aas Qaran

Muqdisho, November 08, 2015 – Waxa maanta magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyay Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo shalay kooxo hubeysan ay ku toogteen magaalada Muqdisho. Xildhibaanka AUN, oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Qoono oo soo dhaweeyay soo afjaridi dhismaha guddiga Farsamada ee...

Muqdisho, November 08, 2015 – Xildhibaan Maxamed Xasan oo ka mid ah mudanayaasha ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in la soo afjaray kala aragti duwaantii ku wajahneyd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo madaxda gobolka kala hadlaya arrimaha amniga iyo la...

Muqdisho, 08 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Entebbe, ee dalka Jamhuriyadda Uganda, halkaas oo uu Madaxweyne Yoweri...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW/ xigeenka oo ka qayb galay aaski loo sameeyey Marxuum Maxamed Axmed Gurxan

Muqdisho November 8, 2015…..Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho Marxuum Maxamed Axmed Gurxan oo kooxo dhagar-qabayaal ah ay shalay ku dileen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Shekh oo gaaray Dalka Ugandha

Muqdisho, November 08, 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo Wafdiga la socda ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Intebba waxaa ku soo dhaweeyay Madaxeynaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamanka oo maanta ka doodaya hindise sharciyeedka saxaafadda

  Muqdisho, November 09, 2015 – Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntooda golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Xildhibaan Maxamed Cumar oo ah hab...

View Article

Murrashaxnimada Xaglo-toosiye

Murrashaxnimada Xaglo-toosiye: Xaqiijinta Himilooyinkii hogaaminta! by:Saleeban Kalshaale  | “Fursadaha Xisbiga Kulmiye dhaxli doono haddii uu Wasiir Xaglo-toosiye ku guulaysto Murrashaxa Madaxweyne...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku-simaha R. Wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socday dowladda Sweden

Muqdisho, November 9, 2015 – Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday Dawladda Sweden oo ay...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live