Judging the threat of al-Shabab in Africa
The latest attack in Somalia raises new questions about the government’s ability to maintain stability. ALJAZEERA | 01 Nov 2015 | Al-Shabab fighters in Somalia have struck again – managing to evade...
View ArticleMaxaa hortaagan maamul u samaynta Hiiraan/Shabelle ?
Toronto | QOL | 3 November 2015 | Waxaa in muddo ahba jira ismariwaa ka dhextaagan maamul u sameeynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, labadaa gobol oo hadii lagu guuleeysto in maamul...
View ArticleTaliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo shir caalami ah uga qeybgalaya Kigali
Muqdisho, November 03, 2015 – Magaalada Kigali ee Caasimadda dalka Ruwanda waxaa ka socdsa Shirka Ciidamada Boliiska Caalmiga ee Interpol, Waxaana Soomaaliya shirkaas uga qeybgalaya Taliyaha Ciidanka...
View ArticleGen Dhegabadan wuxuu ahaa Muwaadin Duruuf adag ugu soo shaqeeyey dalkiisa Hooyo
Muqdisho, November 03, 2015 – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta ka qeyb galay aas Qaran oo loo sameeyey Abaanduulihii hore ee Ciidamadda Xoogga dalka...
View ArticleWasiirka Maaliyadda oo soo xiray shirkii looga tashanayey hab-socodka...
Muqdisho, November 03, 2015 –Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeeti” ayaa maanta Muqdisho ku soo xiray shir balaaran oo mudo sadex maalmood ah u...
View ArticleXoghaya guud ee Olombikada Somaliyeed oo lagu soo dhaweeyay dalka Mareykanka
Muqdisho, November 03, 2015 – Bahda Sports-ka iyo Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa si weyn u soo dhaweeyey Xoghayaha Guud ee Olymbic kada Muddane Duraan Axmed Faarax oo howlo shaqo ku...
View ArticleKulmiye: loollan iyo laab la kac !! Q3-aad
Kulmiyihii shalay, kulmiyaha Maanta iyo Kulmiyaha berri; Qormo lafo gur ah: Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale) SCC. kalshaale “Umaan qaadan qalinka qayb Umaan qorin weedha qolo Umaan qallin hadalka quud...
View ArticleVEDIO: Muslimiinta Minnesota oo loo diiday dhul ay ka dhigan lahaayeen Qubuuro
Talaado, November 03, 2015 — Waxaa shalay lagu qabtay shir jaraa’id degmada Dakota ee gobolka Minnesota soo ku saabsanaa diidmo ay golaha deegaanka dagmadaasi ku diideen dhul banaan oo muslimiinta...
View ArticleSomalia: Somali PM Expected to Make ‘A Mini Reshuffle’ in His Cabinet
Muqdisho, November 03, 2015 – Reliable sources confirmed to Radio Shabelle that Somali prime minister Omar Abdirashid Sharmarke is expected to make a mini reshuffle in his cabinet ministers, the fist...
View ArticleCiidamada Nabad Sugida Galmudug oo soo furtay ajaaniib afduub loo Heystay
Muqdisho, November 05, 2015 – Ciidanka Nabadsugidda ee Maamul Goboledka Galmudug, ayaa soo furtay la heystayaal Iiraan u dhashay oo muddo 10 bilood ah afduub ahaan ay u heysteen Koox burcad badeed ah,...
View ArticleIsku shaandheynta oo xog dheerad ah ka soo baxday.
Muqdisho, November 05, 2015 – Sida na soo gaartay warar dheeraad ah ayaa kasoo baxayaa qorshaha isku shaandheynta Golaha Wasiirada ee uu wado Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Cumar C/rashiid. Isku...
View ArticleWasiirka Cusub ee Qorshaynta Qaranka Somaliland oo si ballaadhan Hargeysa...
Hargeysa | November 5, 2015 – Wasiirka Cusub ee Wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ahna Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyey waddanka Kenya Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe), ayaa si...
View ArticleTaliyaha Ciidanka Boliiska oo Kigali Kula kulmay Xoghayaha Guud Interpol
Muqdisho, November 05, 2015 – Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Magaalada Kigali ee dalka Rwanda waxaa uu kula kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka...
View ArticleChained in Somaliland: Inadequate mental health system
With inadequate resources and lack of professional staff, Somaliland struggles to heal the mentally ill. | Al-Jazeera | Zoe Flood | 04 Nov 2015 | Hargeisa, Somaliland – Abdirisak Mohamed Warsame...
View ArticleHow Al-Shabab Could Get Their Hands on a Nuclear Core
Ugandan soldier serving with the African Union (A.U.) Mission in Somalia (AMISOM) looks over an open tract of land from the roof of Mogadishu University | Defence One | By Ariel Zirulnick | November...
View ArticleMinneapolis restaurateur writes children’s books to inspire young...
By Mila Koumpilova | Star Tribune | November 3, 2015 | Abdirahman Ahmed toyed with the idea of writing a children’s book for months. An IT professional by training who runs a Minneapolis Somali...
View ArticleWafdi Uu Hogaaminayo Ra’isul Wasaaraha Dalka oo booqanaayo Xeryaha Qaxootiga...
Muqdisho, November 06, 2015 – Marki ugu horreysay ayaa Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hogaaminayo saakay booqanaya xeryaha...
View ArticleGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo Aqoonyahanada ah kula taliyay In ay ka...
Muqdisho, November 06, 2015 – Guddoomiyaha Baarlamanka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay ka hadlayay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhameysatay...
View ArticleJaamacadda SIMAD oo qaan-gaartay.
Muqdisho, November 06, 2015 – Munaasabadan lagu maamuusayay xuska 16 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay Jaamacaddda SIMAD oo ku began 6-da November ee sanadki 1999-kii maanta oo kale ayaa...
View Article