Muqdisho | QOL | June 3, 2015 - Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay munaasabad lagu soo dhoweynayay go’aanka Wasaaradda ee ah qaadista imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka. Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Banaadir, Ururka haweenka Qaranka, kan gobolka oo kaashanaya Wasaaradda waxbarashada ayaa lagu […]
↧