Muqdisho, 4 June, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jarey isbitaal cusub oo casri ah oo laga dhisey magaalada Muqdisho. Isbitaalkan waxaa dhismihiisa maalgeliyey Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, waxaana loogu magac darey Sheikh Zayid Bin Sultan Al Nahyan oo ah Madaxweynihii hore ee dalkaasi. Madaxweynaha Soomaaliya oo halkaasi […]
↧