Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ayaa Xilka looga qaaday Kuxigeenadii Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Xoghayihii maamulkaasi, waxaana la magacaabay xubno cusub. Waxaa Xilka laga qaaday Kuxigeenkii dhanka Siyaasadda iyo Arimaha Bulshada Cali Axmed Guure, waxaana Booskiisa la wareegayo Kamaaludiin Daahir Xasan oo ahaa Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya. Sidoo kale wareegtada waxa lagu [...]
↧