Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar oo shacabka ugu baaqday inay isu gurmadaan

$
0
0
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa maanta deeq raashiin ah guddoonsiisay shaqaalaha ka howlgalla xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya, iyadoo baaq u dirtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan si ay dhexdooda isu gurmadaan. Marwada Madaxweynaha Dalka oo kormeer ku tegtay baqaar ay ku jiraan raashin ayaa shaacisay in raashinkaasi […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles