Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay in la boobo hantida qaranka
Muqdisho, May 11, 2016: Ayadoo Soomaaliya gashay marxalad kala guur ah, lana filayo in dhamaadka sanadkan uu dalka ka dhaco is bedel, marka la gaaro doorashooyinka ayaa Xukuumadda Soomaaliya waxay ka...
View ArticleBanaan bax khal-khal geliyay Ganacsiga oo ka dhacay Beledweyne
Muqdisho, May 11, 2016: Dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo sare u kac ku yimid qiimaha sarifka lacaga doolarka ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan, iyadoo banaan...
View ArticleNABADOON CALI SHEEKH MAXAMED QORYARE ( CALI SHIINE) OO LOO DOORTAY IN UU...
May 11, 2016 Shir ay ka soo qayb galeen Gudiga Dhaqanka Beesha Abakar, Gudiga Fulinta Beesha Abakar, Aqoonyahanka iyo Siyaasiyiinta Beesha ayaa ka dhacay Muqdisho. Shirkan oo ay muhiimadiisu ahayd...
View ArticleLetter to ‘Maandeeq’ My motherland.- By Abdirashid Fidow
Muqdisho, May 11, 2016: Dear Maandeeq, It is with great respect that I write this letter. It brings me sadness and happiness too. I am living far away from you now, but everyday I still remember you. I...
View ArticleTACSI, TACSI.
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Bahada qaranimo waxay TACSI u diraysaa Dhamaan Eheladii, Asxaabtii iyo umada Somaaliyeed GEERIDII ku timid Alaha u NAXARIISTEE CABIYA CALI oo ka mid ahayd...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Uganda
Muqdisho, May 12, 2016: Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Kambala ee xarunta dalka Uganda si ay uga qeyb galaan caleemo saarka...
View ArticleMaraykanka oo uu sheegay Kenya Inaysan Xirin Dhadhaab
Muqdisho, May 12, 2016: John Kerry, Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalka Maraykanka, ayaa sheegay inuu si weyn uga walaacsan yahay go’aanka dawladda Kenya ay ku qaadatay inay ku xidho xeryaha qaxootiga...
View ArticleShirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin go’aanka...
Muqdisho, May 12, 2016 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Xukuumada...
View ArticleDespite challenges, Mogadishu’s new music, artwork provide cultural...
MOGADISHU | QOL | May 12, 2016 – With bright blue Somali flags tied around their waists, Somali musicians danced and sang for a cheering and clapping audience at a Mogadishu stadium on a recent...
View ArticleFinland Contributes EUR 4 Million towards New Deal Implementation in Somalia
News Release NAIROBI, May 10, 2016 – The Finland Ministry of Foreign Affairs and the World Bank signed an agreement today for Finland to provide EUR 4 million to the World Bank-administered Multi...
View ArticleMuseveni oo loo dhaariyay xilka madaxtinimada dalkiisa
Muqdisho, May 12, 2016: Madaxweyne,Yoweri Museveni, ayaa maanta xaflad ka dhacday magaalada Kampala mar kale loo caleema saaray xilka madaxweynaha kadib markii bishii April uu ku guuleystay doorashadii...
View ArticleUrurka Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo ansixiyay guddiga doorashada hoggaanka NUSOJ
Muqdisho, May 12, 2016: Shirweynaha Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Ee NUSOJ ayaa kulankiisii maanta waxaa lagu ansixiyay Guddiga doorashooyinka Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed NUSOJ kaasoo...
View ArticleMagafayaasha dadka tahriibaya oo qaar ka mid ah la qabtay.
Muqdisho, May 12, 2016: Booliska dalka Talyaaniga ayaa gacanta kusoo dhigay 7-qof oo magafayaal ah kuwaasi oo dadka maxabis ahaan u qbsada marka ay tagaan xeebaha Talyaaniga si qoyskooda lacag ay uga...
View ArticleDiblomaasiyiinta Reer Galbeedka oo isaga baxay caleema saarki madaxweyne...
Muqdisho, May 13, 2016: Diblomaasiyiintii Reer Galbeedka ee ka qeybgaleysay xafladi lagu caleema saarayey madaxweynaha Uganda ayaa isaga dareeray kadib marki uu Md. Museveni si aad ah u dhaleeceeyey...
View ArticleJaamacadda Carabta oo ka shireysa sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa...
Muqdisho, May 13, 2016: Shir ballaaran oo looga hadlayo sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhalinyarada ururka Jaamacadda Carabta uga furmay magaalada Kasabalanka ee dalka Maroco. C/risaaq Taano,...
View ArticleCiidamada Talyaaniga oo deeq gaarsiiyay xarunta agoonta gabdhaha Boondheere
Muqdisho, May 13, 2016: Ciidamada talyaaniga ee qeybta ka ah kuwa Midowga Yurub ayaa deeq isugu jirta qalab caafimaad, Biscut Cabitaan iyo kobo waxa ay gaarsiiyeen MCH-ka iyo xarunra xanaanada Gabdhaha...
View ArticleSomalia and Somaliland restart dialogue
Somalia has made a $1 million donation to the drought-hit breakaway northwestern region of Somaliland, ahead of controversial talks between the two sides later this month to clarify their future...
View ArticleWasiirka arrimaha dibadda ee Ethiopia oo xil cusub iskugu soo sharaxay
Muqdisho, May 25, 2016: Wasiirka arrimaha dibadda ee Ethiopia, Tedros Adhanom, horeyna u soo noqday wasiirkii caafimaadka, ayaa noqday hoggamiyihii ugu horreeyay ee Afrikaan ah iyo murashaxa kaliya ee...
View ArticleDF Somalia iyo Somaliland oo wada gaaraya go’aankii ugu dabeeyay
Muqdisho, May 25, 2016: Dowladda Turkiga ayaa iyadoo adeegsanaysa diplomasiyiinteeda waxa ay miiska dhex dhexaadnimada iskugu keenaysa dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, si loo bailaabo wada...
View ArticleThe Right Path (Tubta Toosan) Initiative – Somalia
PRESS RELEASE Puntland women voiced their readiness to contribute to the National CVE strategy for Somalia Garowe, 24 May 2016 – The Right Path (Tubta Toosan) Initiative for Somalia with the support...
View Article