Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Beledweyn
Muqdisho,25 March 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo si weyn halkaasi...
View ArticleShirkadda Transom Airways oo bilowday Duulimadyo Muqdisho, Boosaaso iyo Nairobi
Muqdisho,25 March 2016: Shirkadda duullimaadka ee Transom Airways oo ka hawlgasha dalka, ayaa ka billowday garoonka Boosaaso ee gobolka Bari duullimaadkii ugu horreeyay oo isku xiri doona Muqdisho,...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha iyo C/wali Gaas oo maanta ka hadlaya habka doorashooyinka
Muqdisho,26 March 2016: Shir wada tashi oo looga hadlayo hanaanka doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ka dhaco magaalada Garowe, kadib markii shalay uu gaaray Wafdi uu hogaaminayo...
View ArticleMadaxweynaha iyo Odayaasha reer Hiiraan oo is mari waysan.
Muqdisho,26 March 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Beledweyn ayaa kulamo la leh odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan, si uu ugu qanciyo ka qeyb galka...
View ArticleToban qodob oo laga soo saaray shirkii maalmahaan ka socday magaalada Kismaayo
Muqdisho,26 March 2016: Shir socdey muddo dheer oo todobaadyo ah oo galay labo waji kaasi oo ku saabsanaa tabasho bixinta mid ka mid ah beelaha Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah loosoo afmeerey,...
View ArticleBanaan bax rabshado wata oo ka dhacay magaalada Beledweyn
Muqdisho,26 March 2016: Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu ka dhacay magaalada Beledweyne banaanbax loogaga soo horjeedo dowlada federalka Soomaaliya....
View Article“Dowladdu si qaldan ayay u maareyneysaa maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe”
Muqdisho,27 March 2016: Maxamuud Axmed Tarsan Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ayaa ka hadlay is mari waaga ka taagan maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe, isagoo ku dhaliilay...
View ArticleHotel ku yaalla magaalada Hargeysa oo dab qabsaday.
Muqdisho,27 March 2016: Xalay saqdii dhexe ayaa dab ka kacay Hotel ku yaalla magaalada Hargeysa ee Somaliland, iyadoo dabkan uu geystay khasaaro hantiyadeed. Wararka ayaa sheegaya in dabka uu ka kacay...
View ArticleDiyaarad laga leeyahay dalka Masar oo la afduubay
Muqdisho,29 March 2016: Diyaarad ay leedahay Shirkadda Egypt Air oo la afduubay ka dibna lagu dajiyay garoonka diyaaradaha Larnaca ee Jaziirada Qubrus. Diyaaradda oo nooceedu ahaa Airbus 320...
View ArticleGuddoomiyaha Baarlamaanka oo Kampala ka furay kulan howleedka diyaarinta...
Kampala | QOL | March 28, 2016 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda si rasmi ah...
View ArticleMadaxweynaha: “Ciidammada maamulka Galmudug cashar lama ilaabaan ah ayay u...
Muqdisho, 28 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa hambalyo u diray ciidanka dowlad...
View ArticleSomalia’s forgotten soldiers
There is a growing sense of neglect among Somali soldiers as they are left to deal with loss and injuries on their own. Mogadishu, Somalia – Two men – one in military uniform, the other in a baggy...
View ArticleMADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO AY HAYSATO LABA DARAN MID DOORO?
Muqdisho | QOL | March 29, 2016 – Waxaa maalmahan aad loo hadal hayaa qaabka ay Dowladu rabto in loo dhiso maamul u samaynta G.hiraan iyo Sh, dhexe iyo Qaabka ay rabaan Odayaasha iyo Shacabka reer...
View ArticleMadaxweynaha oo bogaadiyay hawlgallada caalamiga ee ka hortagga hubka sida...
Muqdisho, 29 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay dadaalka waddamada caalamka ee saaxiibka ah ay uga hortagayaan hubka sida...
View ArticleDuqa Muqdisho oo ugu baaqay shacabka in aysan qarsan dambiilayaal
Muqdisho,30 March 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan laamaha ammaanka dowladda. Mr Jimcaale ayaa sheegay in aanay...
View ArticleGaas oo qaadashada 4.5 ku xiray in Baarlamaanka laga wareejiyo Muqdisho
Muqdisho,30 March 2016: Shirarka iyo kulamada u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland ayaa wali la isku mari la’yahay, iyadoo Puntland shuruud cusub...
View ArticleMaamulka Gobolka Shabeelaha dhexe oo soo dhaweeyay odoyaal jowhar gaaray
Muqdisho,30 March 2016: Duubab dhaqameedyo iyo mas’uuliyiin kale oo ka soo kala jeeda Gobollada Hiiran iyo Shabeelaha dhexe ayaa shalay si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Jowhar, iyadoo ay iminka...
View ArticleWasaaradda Qorsheynta oo sheegtay in uu meel wanaagsan marayo qorshaha Qaranka
Muqdisho,30 March 2016: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocoow oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in meel...
View Article