Turkish Airlines oo ka hadashay sababihii baajiyay duulimaadkeedi Muqdisho
Muqdisho, 10 February, 2016: Shirkadda Turkish Airlines ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababihii baajiyay duulimaadka ay ku tagi laheyd garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, ka hor inta uusan...
View ArticleXubnaha iyo Xilalka Loo Magacaabay Maamulka Degmada Hobyo.
Muqdisho, 10 February, 2016: Cumar Guureeye oo ah Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha Galmudug, ayaa ku dhawaaqay maamulka loo sameeyay degmada Hobyo, isagoo akhriyay wareegto kasoo baxday Madaxweynaha...
View ArticleTaliyihii hore ee Nabadsugida Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ka war-bixiyay...
Muqdisho, 10 February, 2016: Burhaan Cali Kaar, Taliyihii hore ee Nabadsugida Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ammaanka garoonka iyo aqoonta uu u leeyahay ninka...
View ArticleXeer Ilaaliyaha Guud oo sheegay in Kenya damacday inay hor-istaagto dacwada...
Muqdisho, 10 February, 2016: Dr. Axmed Cali Dahir Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ayaa ku eedeeyay dowladda Kenya inay isku dayday inay hor-istaagto dacwadii ku saabsaneyd muranka xaga Badda ee ay u...
View ArticleQofkii saddexaad ee Soomaali ah oo sanadkan lagu dilay magaalada Toronto
Muqdisho, 11 February, 2016: Dilalka xiriirka ah ee loo geysanayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee degan magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sii kordhaya, iyadoo bilowga sanadkan la dilay illaa 3...
View ArticleCiidamada dowladda iyo AMISOM la wareegay deegaanka Biyo-Cadde ee Sh/Dhexe
Muqdisho, 11 February, 2016: Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo wada socda, ayaa saaka si nabad ah kula wareegay deegaanka Biyo Cadde ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka ay sheegayaan in ciidamo...
View ArticleDowlada Ingiriiska oo ku amartay dadkeeda in aysan u safrin Soomaaliya
Muqdisho, 11 February, 2016: Wasaarada Arrimaha Dibada ee Ingiriiska ayaa amar ku bixisay in muwaadiniinteeda aysan u safrin dalka Soomaaliya oo ah dal ay dad badan oo haysta dhalashada Ingiriiska ay...
View ArticleMudane Ayad Allawi Oo Khudbad U jeediyey Baarlamaanka Soomaaliya.
Muqdisho, 11 February, 2016: Ninki Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Ciraaq ahan jiray, Ayad Allawi, ayaa khudbad uu u jeediyey Golaha Wakiilada Soomaaliya uga mahadceliyey sida wanaagsan ee ay...
View ArticleBeesha Caalamka Oo Maanta Ka Baxday Garoowe Ka Dib Marki Puntland Ka dhega...
Muqdisho, 11 February, 2016: Michael Keating, Ergeyga Xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Somaaliya ayaa sheegay in uu Puntland kula kulmay Dawlad iyo Shacab isku mawqif ah, aysana suurta...
View ArticleAkhri-Qoraalkii ay Isimada Puntland U Gudbiyeen Wafuudii Beesha Caalamka.
Muqdisho, 11 February, 2016: Odayaal Dhaqameedka iyo Isimada Reer Puntland, ayaa u gudbiyay wafuudii ka socotay Beesha Caalamka ee ku sugnaa Puntland warqad dheer oo ay kaga hadlayaan halka ay ka...
View ArticleSHACABKA OO WAL WAL IYO WALAAC KU MARA WADOOYINKA UGU MUHIIMSAN MUQDISHO
. Aqristow waxaa si xowli ah u kordheyso tirada dadka ku nool Magaalada Muqdisho, taasi ayaa waxay kordhisay JAAMKA dadka wata Gawaarida iyo Shacabka ku lugaynaya wada hareeraheeda, si ay u raadsadaan...
View ArticleAbaaro ba’an oo laga soo sheegayo Puntland
Muqdisho, 12 February, 2016: Abaaro baahsan ayaa laga soo sheeggayaa deegaano badan oo hoos yimaada maamulka Puntland ee Soomaaliya, taas oo ay ugu darantahay biyo la’aan iyo cunto yari. Sida ay...
View ArticleMaxkamad Mareykan ah oo xukun ku riday wiil Soomaali ah
Muqdisho, 12 February, 2016: Maxkamada ku taalla dalka Mareykanka ayaa danbi ku heshay, kaas oo ah in uu teegroo u fidiyey kooxda Daacish. Wiilkaan oo lagu macaabo Cabdirasaq Warsame oo ah wiil...
View ArticleGudoomiye Jawaari oo la Kulamay Wafuuda Jaamacadda Carabta iyo Turkey.
Muqdisho, 12 February, 2016: Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Gudoomiya Barlamaanka, ayaa si kala gooni gooni ah waxa uula kulmay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta iyo Danjiraha dowladda...
View ArticleMid ka mid ah Ilaalada Xabsiga Dhexe oo loo xiray Shabaabnimo
Muqdisho,12 February, 2016: Askari ka tirsan Ciidamada Asluubta, kana mid ah Ilaalada Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa xabsiga la dhigay, ka dib marki lagu tumay in uu ka tirsanyahay Al-shabaab....
View ArticleMadaxweynaha Oo Shir Ammaanka Looga Hadlayo Kaga Qaybgelaya Magaalada Munich
Muqdisho,12 February, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada Munich ee dalka Jamhuuriyadda Federaalka ee...
View ArticleAmmaanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo lagu soo kordhiyay eeyo qalabka baaro
Muqdisho,13 February, 2016: Ka dib qarax uu ka dhacay gudaha Diyaaradda Daallo Airlines, taasoo la rumeysan yahay inuu ka dhashay Laptop ku jiray waxyaabaha qarxa oo uu qof ka mid ah rakaabka diyaarada...
View Article”Musuq-maasuq Laguma Sameeyo Deeqaha Waxbarashada ee Soomaaliya”.
Muqdisho,13 February, 2016: Khadra Bashiir Cali, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadashay eedeymaha loo jeedinayo Wasaaradda ee...
View ArticlePuntland oo soo Rogtay amar Fitna ah oo aan laga Fileyn
Muqdisho,13 February, 2016: Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa ka digtay in Badeecado laga soo dejiyay Dekadaha uusan maamulin ama lahayn maamulka Puntland in ka geeyo degaanada Puntland. Arrintaan...
View Article