GAROONKA JOMO KENYATA OO NOQDAY MEEL LAGU DHACO SHACABKA SOMAALIYEED.
Muqdisho | QOL | February 14, 2016 – Aqristow waa Qiso dhab ee isku day in aad baarto arimahan iyo kuwa la midka ah, adigoo u hiilinayo Shacabkaaga. Warar aanu ka helnay Shaqsiyaad Shacab ah oo weliba...
View ArticleSHACABKA OO CABASHO KA MUJIYEY NADAAFADA FOORNOYINKA LAGU SAMEEYO ROOTIGA.
Aqristow waxaa mudan in la is waydiiyo, yaa laga rabaa in ay ilaaliyaan Xuquuqda Shacab, ma Ganacsatada mase Dowlada? Waxaa isbedel iyo Hurumar cusub laga dareemayaa nolosha shacabka kunool...
View ArticleDiyaaradda Turkish Airlines oo maanta ka soo degatay garoonka diyaaradaha...
Muqdisho,14 February, 2016: Turkish Airlines ayaa maanta si lama filaan ah uga soo degatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, 12 maalmood kadib markii qarax lala eegtay Diyaaradda...
View ArticleMeydadka dhalinyaro Soomaali Tahriib ah oo Aas maamuus loogu sameeyay Talyaaniga
Muqdisho,14 February, 2016: Dhalinyaro Soomaali oo ahaa Tahriibayaal ku geeriyooday xeebaha Talyaaniga ayaa hab maamuus aas loo sameeyay, iyadoo naxashka Meydka la huwiyay Calanka Qaranka Soomaaliyeed....
View ArticleWasiir ka tirsan DF Somalia oo arin ilbaxnimo lala yaabo ka sameeyay garoonka...
Muqdisho,14 February, 2016: Wariye Max’ed Ibraahin Macalimuu oo shalay ka dhoofayay garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka sheegeeyay Wasiir uu ku sheegay Ilbax ee uu kula kulmay...
View ArticleAsaaska Ciidanka Cirka Ee Soomaaliya Oo Sanad Guuradiisii 56aad Laga Xusay...
Muqdisho,14 February, 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte, Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Dalka, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayay sanad guuradii 56aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada...
View Article“Cali Khaliifow, Burco iyo Xamar, Burco ayaa kuu dhow ee wax kaala dhaxeeyaan...
Muqdisho,15 February, 2016: C/llaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ah Wasiirka Warfaafinta Somaliland, ayaa ugu yeeray Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeyr inuu ku soo biiro Maamulka...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo maanta guda galaya dib u eegista Dastuurka KMG
Muqdisho,15 February, 2016: Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan aan caadi aheyn, kaasoo lagu daah-furay Dib u eegista Dastuurka KMG, iyadoo ay ka qeyb geli doonaan...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya Oo Khudbad Kajeediyey Shirka Kasocda Magaalada Munchen.
Muqdisho,15 February, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kusugan Jarmalka ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey shir ka socda magaalada Munchen oo looga hadlayo...
View ArticleWasiirkii hore ee Gaashaandhigga ee Dowladi Nuur Cadde oo lagu dilay qarax.
Muqdisho,15 February, 2016: Muxiyaddiin Xasan Xaaji oo horay xilal kala duwan u soo qabtay ayaa mar an fogeeyn ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu marayay agagaarka Isgoyska KM4 ee...
View ArticleBarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Su’aalo Waydiinaya Labo Wasiir.
Muqdisho,16 February, 2016: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aalo waydiin doonaan Wasiirka arrimaha gudaha iyo federalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xuseen Odawaa iyo Wasiirka wasaaradda...
View ArticleSuuqa Degmada Wadajir Oo Uu Xalay Dab Qabsaday.
Muqdisho,16 February, 2016: Maamulka Gobolka Banaadir iyo shacabka ku nool magaalada Muqdisho oo wada jira, ayaa xalay ku guulaystay daminta dab xoogan oo xalay qabsaday suuqa weyn ee degmada Wadajir...
View ArticleAl- Furat Hotel oo Muqdiaho KU Soo Kordhay
Muqdisho,16 February, 2016: Waxaa maanta xarigga laga jaray hotel cusub oo aad u qurux badan casri-na ah oo lagu magacaabo AL-FURAT HOTEL, asagoo hotelkan dhismihiisu socday dhowr bilood ayaa manta...
View ArticleBoutros-Boutros Ghali oo geeriyooday
Muqdisho,16 February, 2016: Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobey Boutros-Boutros Ghali oo u dhashay Masar ayaa geeriyooday, sida uu xaqiijiyay Madaxweynaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey. Mr...
View ArticleMadaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay, ka dib marki shirki Munich uu ka...
Muqdisho,16 February, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa maanta db ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Munich ee dalka Jarmalka kaga soo...
View Article14 iskoot Ex Horseed waxa uu mudan yahay Macalinka Xulka Soomaaliya….
Muqdisho | February 16, 2016 – Magaciisa oo dhameystiran waa Cismaan Xaaji Maye waxa lagu Naynaasaa Iskoot waa mid ka mdia difaacayadii ugu Adkaa Xulka Soomaaliya Sanadihii 80meeyadii iyo Kooxdii...
View Article“Ma jirto amar naga soo baxay oo lagu baarayo Xildhibaanada”
Muqdisho,17 February, 2016: Mudane C/risaaq Cumar Maxamed,Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay in aysan jirin wax amar ah oo wasaaraddiisa ka soo baxay, kaasoo...
View ArticleXildhibaan ceebeeyay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad Sugida
Muqdisho,17 February, 2016: Fadhigi shalay ee Baarlamaanka Somalia, ayaa waxaa hortagay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida waxaana halkaasi ku ceebeystay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka...
View Article