TACSI Tiiraanyo leh
Sweden | October 16, 2015 – Jaaliyadda Karanle ee Sweden oo tacsi u diraayo Dr Cabaas Cabdi Ibraahim oo hooyadiis ku geeriyootey magaalada Muqdisho Inaa lilaahi wa inaa Ilayhi raajicuun Jaaliyadda...
View ArticleDiblomaasiyiin Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray dalka India .
New Delhi, October 16, 2015 – Illaa iyo 20 diblomaasi oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar diblomaasiyadeed...
View ArticleR/wasaare Sharma’arke oo booqday mowlaca Sheekh Muxudiin Celi
Muqdisho, 17 October 2015 – R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta booqday Masjidka iyo mowlaca Sheekh Muxiyadiin Celi. R/wasaaraha waxaa...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 17 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...
View ArticleShaqaalihi diyaaraddii Dhacday oo loo duulinayo dalkooda
Muqdisho, 17 October 2015 – Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ay dalkooda dib ugu laabanayaan shaqaalaha diyaaraddii ku soo dhacday...
View ArticleWasiir Maareeye Oo Furay Adeeg Cusub Toos U Tabinaya Wararka iyo...
Muqdisho, 17 October 2015 – Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta xarigga ka jaray adeeg cusub oo lagu soo kordhiyay Telefishinka Qaranka,...
View ArticleWasiirka amniga oo Imaaraadka Carabta ka guddoomay doonyo dheereeya
Muqdisho, 17 October 2015 – Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo taliyaha ciidanka booliska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan...
View ArticleKulan looga hadlayay qorshaha horumarinta Qaranka oo Muqdisho ka furmay
Muqdisho, 17 October 2015 – Munasabadaani oo lagu daahfurayey qorista qorshaha horumarinta Qaranka ee sanadaha 2017-2019-ka oo ay wado Wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee...
View ArticleGuddoomiye Jawaari “Dib ayaa loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad ee...
Muqdisho, 17 October 2015 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad ee...
View ArticleWasiirka Maaliyadda XFS oo heshiis lagu bixinayo mushaarka Ciidamada Xooga la...
Muqdisho, 17, Oct, 2015….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farketi ayaa maanta heshiis ay dowladda Imaaradku ay ku bixinayso mushaarka ciidamada kula saxiixday...
View ArticleRa’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalaya shirweyne looga hadlaayo...
Muqdisho, 18 October 2015 – Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa la filayaa in ay ka qeybgalaan shirweyne ka dhacaya xarunta midowga Yurub ee magaalada Brussels ee dalka...
View ArticleHey’adda UNHCR oo ka warbixisay xaaladda qaxootiga Soomaalida ee ku nool...
Muqdisho, 18 October 2015 –Hey’adda qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay qiyaastii 5,000 oo qaxooti Soomaali ah oo ku sugnaa xeryaha dhadhaab ee waddanka Kenya ayaa dib ugu soo laabtay...
View ArticleSarkaal ka tirsan DF Somalia oo Muqdisho lagu dilay
Muqdisho, 18 October 2015 – Warar mar dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in sarkaal u shaqeeya DF lagu toogtay magaalada Muqdisho, xaafada Nasteexa ee ka tirsan Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir....
View ArticleWikileaks oo baahisay qorshe lagu afgambin lahaa Maamulada Somaliland iyo...
Muqdisho, 18 October 2015 – Warbixin ay soo daabacday shabakada wax kashifta ee WikiLeaks bishan ayaa lagu sheegay in Ururkii Maxaakiimta Islaamiga ah ay qorsheynayeen in ay afgambiyaan maamulada...
View ArticleShir looga hadlayay Amniga oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho
Muqdisho, 18 October 2015 – Shir looga hadlayay Sugidda Amniga oo ay ka qayb galeen Ma’uuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Muqdisho. Shirka oo muddo labo maalin ah ka...
View ArticleCilmi baaris ku saabsan tacadiyadaha haweenka loo geysto oo la soo bandhigay
Muqdisho, 19 October 2015 – Cilmibaaris ku saabsan tacadiyadaha loo geysto Haweenka Soomaaliyeed oo ay si wadajir ah u sameeyeen hay’adda IIDA iyo Hay’ad kale oo ka shaqeysa horumarinta Cadaaladda oo...
View ArticleShirka wada tashiga doorashooyinka 2016 oo maanta ka furmaya Muqdisho
Muqdisho, 19 October 2015 – Shirka wada tashiga qaran ee habka doorashooyinka sanadka 2016, ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, waxana ka soo qeyb galaya Madaxda dowladda, Madaxda maamul...
View ArticleWasiirka difaaca ee Soomaaliya oo ka hadlay ciidamada ay sameysanayaan...
Muqdisho, 19 October 2015 – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed oo dalka Jabuuti uga qeyb galay shirka...
View Article