Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo ka qeyb galay xaflad lagu soo bandhigayay dariseenta

Muqdisho, 19 October 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, Guddoomiyaha...

View Article


Afrika oo samaysanaysa ciidamo heegan ah

Muqdisho, 19 October 2015 – Qorshahan ciidamada gaar ka ah loogu samaynayo Afrika ayaa loo la jeedaa in ay afrika dib u soo laabato Awooddeedii Xoogganayd ,waxaana Ciidamadan loo bixinayaa xoogagga...

View Article


Waa Dagaal Ma Huraan Doorashada Lagu Hiigsanayo 2016ka

Muqdisho | QOL | October 16, 2015  – Dalka oo uusan sharcigiisu shaqeeynayn waa tilmaan muujineysa dib u soo noqoshada dagaal sokeeye. Jidadka waaweyn ee magaalomadaxda dalka oo la kala xirto waa...

View Article

Madaxweynaha oo sheegay in waqtigu yaryahay loona baahanyahay in aan lagu...

Muqdisho | QOL | 19 October 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016-ka ee ka furmay maanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dawlada Puntland oo lagu soo dhoweeyay Oslo...

Oslo | October 18, 2015 – Waxaa magaalada Oslo ee dalka Norwey ka dhacday xaflad lagu soo dhoweynayey wasiirka ganacsiga iyo warshada dawlada Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle ” Indho Guran”. Xafladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubaland“Aan ka tagno Beesha Caalamka, anaga oo Soomaali...

Muqdisho,20 October 2015 –Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa muujiyay in loo baahan yahay in Beesha Caalamka lala xisaabtamo, isla markaana shaqada la qabanayo ay noqoto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roob, D F oo jidadkeeda xirtay iyo Muqdisho oo go’doonsan.

Muqdisho,20 October 2015 –Roob xalay ila saaka ka da’yay magaalada Muqdisho, ayaa sababay in dad badan ay shaqa tegi waayeen gaadiid la’an darteed. Wadooyinka oo roobku burburiyay iyo DF oo xiratay...

View Article

HE The President Speech National Consultation Forum – 2016 Electoral Process...

HE The President Speech National Consultation Forum – 2016 Electoral Process 19 October 2015 Excellencies Ladies and Gentlemen It is a true honour to open the first National Consultation Forum for the...

View Article


A life in Afghanistan, Somalia gave him zeal to change lives

By EDGAR R. BATTE Monday, October 19   2015 In Summary Peter Kamalingin is one of those people who counts his blessings naming them one by one. He started his career journey in 1988 as a trainee and...

View Article


Khudbadda Madaxweynaha Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hannaanka Doorashada...

Khudbadda Madaxweynaha Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hannaanka Doorashada 2016-ka 19 October 2015 Assalamu Caleykum Wa Raxmatullahi Wa Barakaatuh Mudaneyaal iyo Marwooyin Sharaf weyn bay ii tahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muwaadin Soomaaliyeed oo loo doortay Baarlamaanka Canada

Muqdisho | QOL | 20 October 2015 – Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Xuseen ayaa loo doortay Baarlamanka dalka Canada kaas oo muddo u tartamayay in uu xilkaas qabto. Ninka la doortay ayaa...

View Article

Dowladdaha Sacuudiga iyo Jabuuti oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya

Muqdisho, 20 October 2015 – Boqorka waddanka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi casiis ayaa magaalada Riyaad ee waddanka Sacuudiga kula kulmay madaxweynaha Jabuuti, mudane Ismaacil Cumar Geelle, waxaana ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaban Qaabada Caleema saarka Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed oo ka socota...

Muqdisho, 20 October 2015 – Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed Ayaa dhowaan Lagu Wadaa In Lagu caleemo saaro balliqardhaas Oo 4KM Dhanka Bari kaga beegan degmada Xarfo. Sanadkan Bartimihisa ayay ahayd...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-murtiyeed: Shirkii madasha wadatashiga doorashooyinka 2016 oo lasoo...

Muqdisho | QOL | October 20, 2015 – Waxaa gelinkii dambe ee maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka madasha wadatashiga doorashooyinka 2016 wejigiisa 1-aad, kaasi oo shalay furmay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shacabka dalka Canada oo u dareeray doorashadii guud ee Federaalka

QOL | Toronto | 20 October 2015 | Dalka Canada ayaa waxaa ku soo gabagaboobay tartan dheer oo doorasho muddo11 usbuuc ahna ka socday dhamaan wadanka 10-ka gobol(Province) ee federaalka Canada ka kooban...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Meel aad u fiican ayeey marayaan howlaha maamul u sameynta Hiiraan iyo...

Muqdisho, 21 October 2015 –Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa sheegay ineey meel wanaagsan  marayaan howlaha maamul u sameynta Hiiraan iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenka ku jira Barlamanka oo kulan la qaatay dhallinyarada

  Muqdisho, 21 October 2015 –Mudanayaasha haweenka ah ee ku jira Baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay ururrada dhallinyarada,  iyagoo kala tashanaya sharci cusub oo ku saabsan haweenka kaasoo...

View Article


Xukuumadda oo lagu wado iney magacawdo guddi wax ka qaban doona fatahaadaha

Muqdisho, 21 October 2015 –Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya ay soo magacaabi doonto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisaabiyaha Guud ee Qaranka ayaa shir is xog waraysi ah la yeeshay waaxyaha...

Muqdisho QOL | October 21, 2015 –  Xisaabiyaha guud ee dowlada federaalka Soomaaliya, mudane Axmed Yusuf Muumin Siraaji ayaa saaka kulan balaaran la yeeshay waaxyaha maaliyada iyo howlawadeena dhanka...

View Article

Dabley hubeysan oo ku dishay Cabudwaaq Mu’adinka Masjid Jaamac

Muqdisho, 21 October 2015 – Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay afaafka hore ee Masjidka Jaamaca Imaam Shaafici ee magaalada Cabduwaaq Mu’adinka masjidka  Allaha u Naxariistee Marxuum Macalin Farxaan...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live