Ururka Generation for Peace ee marka lasoo gaabiyo loogu yeero GFP ayaa xarunta Gudiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ku qabtey Seminaar dhinaca Nabadda,iyo hami gelinta dhalinyarada Soomaaliyeed,iyadoo dhalinyaro fara badan ay ka qeybgaleen. Seminaarka oo ay bixinayeen Dhalinyaro ka tirsan ururka GFP – Somalia oo iyagu horey usoo qaatay tababaro kala duwan iyo sida loogu [...]
↧