Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Dowladda Soomaaliya Max’ed Cabdi Kaliil ayaa Raisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed ku eedeeyay Dagaalka Gedo. Eedeenta loo jeediyey Raisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ah in uu Abaabulayo Colaada Gobolka Gedo, gaar ahaan Dagaalka Degmada Baled-xaawo. Gudoomiyiha Gobolka Gedo Max’ed Cabdi Kaliil oo lahadlay Laanta Af-ka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in [...]
↧