Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Mareykanka oo ka hadlay ‘Xadgudubka’ lagu hayo Soomaalida ku nool Kenya

$
0
0
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Kenya ay ku xad-gudubtay Xeerarka Xuquuqda Aadanaha, kadib markii Ciidamadeeda Amaanka ay si aan kala sooc lahayn ay u bartilmaameedsadeen Soomaalida ku nool dalkaasi. Linda Thomas-Greenfield, oo ah Haweeneyda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Africa ayaa sheegtay in dalkeeda uu aad uga xunyahay Xadgudubka loo geysanayo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles