Buri’ Hamza oo ku soo dhoweeyay Muqdisho 82 ruux oo Soomaali ah oo laga soo daad gureeyay wadanka Kenya . Mogadishu, April 09, 2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha caasimadda Muqdisho 82 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah oo qaxooti ku ahaa Magaalada [...]
↧