Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Golaha Wasiirada oo maanta dalbaday in la dar dar galiyo gargaarka la gaarsiinayo goobaha laga xoreeyey nabad diidka

$
0
0
Muqdisho, April 10, 2014 | Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan Xirsi Maxamed. Kulanka ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen amniga dalka, dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalka Kenya, iyo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles