Mogadishu, April 06, 2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar Ambassador Mohmoud Mohamed Auf oo ay ka wada hadleen xoojinta Xiriirka taariikhiga ah ee labada dal iyo arrimaha wadaagga ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar. H.E. Buri’ Hamza ayaa uga mahadceliyay dowladda Masar [...]
↧