Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale ”Qeybdiid” ayaa maanta kala diray Golihii Wasiirada Maamulka Galmudug. Warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in Maanta oo Axad ah la kala diray Wasiiradii iyo Wasiirro ku Xigeenadii Maamulka Galmudug. Sababta ayaa waxaa lagu sheegay in Wasiirada la kala diray oo Mudo soo Shaqeynayey [...]
↧