Wuxuu ahaa dhibane. Waxaa ku dhacay rasaas ka timid mid ka mid ah mooryaan huwanaa magaca ciidan dawlo. Wuxuu ahaa kirish-booy la socday baabuur hoomey ah ,(mini-bus conductor) Gaarigu wuxuu waday Muus wuxuuna ku sii jeeday xamar. Waxaa lagu galay maalin cad wadada u dhaxeysa Afgooye iyo xamar gaar ahaan carbiska dhamaadka Bishii la soo [...]
↧