Mogadishu, March 31, 2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ka gudoomay koobi ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ( Extraordinary ambassador) Mohamed Ahmed Osman Ahmed Alhammadi oo ah madaxa ergada diblomaasiyadeed ee dowladda Iskutagga Imaaraadka Carabta u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya . H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa waxa uu carabaabay intii [...]
↧