Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof.Maxed Shiekh Cismaan jawaari ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Madoobe Nuunow Max’ed. Prof.Jawaari iyo Madaxda Maamulka Koofur Galbeed ayaa ka wada hadlay Arimo Farabadan oo ay ka mid yihiin sidii loo Xalin lahaa Xiisada Magaalada Baydhabo. Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sh Cismaan “Jawaari”uu [...]
↧