Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnaha G7+ oo ka shiray sidii kaalmo deg deg ah loo gaarsiin lahaa goobaha laga xoreeyey Shabaabka

$
0
0
Warsaxaafadeed Muqdisho, April 1, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta la shiray xubnaha kooxda G7+ oo ah deeq bixiyeyaasha ugu muhiimsan ee bixiya dhaqaalaha ku baxa barnaamijka New Deal (Hiigsiga cusub), waxaana Ra’iisul Wasaaruhu uu warbixin dheer ka siiyay horumarada howlgalada ka soconaya gobolada dalka oo ee looga xoreynayo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles