Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari ayaa Xalay ku Hoyday Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ay Xalay la kulmeen Bulshada Qeybaheeda kala duwan, Saraakiisha Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Amaanka Magaalada Baydhabo, ayaa si weyn loo adkeeyey, waxaana Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya lagu wadaa in ay Maanta la [...]
↧