INAA LILAAHI WA INAA ILEYHO RAAJICUUN Tacsi Tiiraanyo leh ee ku socoto - Marxuumad Muraayo Cabdikariin Axmed - Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga direynaa DHAMAAN REER CARIIF QAASIM iyo REER CABDIKARIIN AXMED Gaar ahaan Xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim Cabdikariin Cariif Qaasim iyo Xaaskiisa Sucaad Yuusuf Shuuriye Jamiilo Cariif Qaasim geeridii naxdinta lahyed ee ku timid [...]
↧