Maalintii labaad ayaa waxaa ka soconaya Caasimadda Conakry ee dalka Guinea Shirka 40-aad ee Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada islaamka ee ku midoobay Ururka iskaashiga islaamka, iyadoo kulankaasi uu u matalayo dowladda Federaalka Soomaaliya Abdirizak Siyad Abdi oo ah ergeyga Soomaaliya uga wakiilka ah Ururka iskaashiga islaamka , Xaruntiisa Jeddah. Shirkani oo qorshihiisu yahay inuu socdo [...]
↧