Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Fowsia oo lakulantay safiirka cusub ee Masar

$
0
0
Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga oo kulan la yeelatay Safiirka cusub ee dowladda Masar u qaabilsan Soomaaliya. Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Mohmoud M. Auf Safiirka cusub ee dowladda Masar u soo magacowday Soomaaliya , [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460