Munaasabadda oo shahaadooyin lagu gudoonsiinayay 72-arday oo dhamaysatay waxbarashada heerka dhexe oo ka qalinjabisay Machaka Sayniska iyo ganacsiga ee Ilays ayaa waxaa ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Ximan iyo Xeeb, Ururada bulshada iyo bahda waxbarashada waxaana lagu qabtay xarunta Machadkaasi ee magaalada Cadaado. Munaasabadda oo lagu soo bandhigay Majaajilo ka hadlaya ahmiyadda waxbarashada ayaa [...]
↧