Tababarkaan oo ay si wadajir ah ufulinayaan Wasaarada horumarinta Adeega bulshada dowlada Fadaraalka ee Soomaaliya qeybteeda Caafimaadka iyo Wasaarada caafimaadka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo uga furmay ilaa iyo Sodan haween ah oo ka kala yimid qaar ka mid ah deegaanada Gobalada Mudug iyo Galguduud. Tababarkaan oo loogu magac daray Marwada caafimaadka ayaa [...]
↧