Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Xiisad Saaka ka taagan Boosaaso

$
0
0
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaso ee Xarunta u ah Gobolka Bari ayaa sheegaya in Saaka Xiisad Dagaal laga dareemayo Magaalada Boosaaso. Taliyaha Ciidamada Puntland Muxuyadiin Axmed Awmuuse oo wada Gaadiid Dagaal oo badan ayaa Saakay gaaray Magaalada Boosaaso, halkaa oo ay ku sugan yihiin Musaharaxiinta ugu badan ee Maamulka Puntland. Warar hoose ayaa sheegay in [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles