Dr. Jamaal Barrow oo maanta ku qaabilay Muqdisho Wakiilka bariga Afrika ee Wakaaladda iskaashiga caalamiga ee dowladda Japan . Wasiir kuxigeenka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Dr. Jamaal Mohamed Barrow ayaa maanta ku qaabilay Magaalada Muqdisho Hideo Eguchi oo ah Wakiilka bariga afrika ee Wakaaladda iskaashiga caalamiga ee dowladda Japan (JICA) , oo ay ka [...]
↧