arkii ugu danbeeyey ee Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay Korortay Tirada Dadka ku Dhintay Qaraxa, waxaana Dadka Qaraxa ku geeriyooday ay gaarayaan ugu yaraan 12-Ruux. Qaraxa ayaa Maanta ka dhacay Maqaayada ku taala Isgooyska KM-0 ee Degmada Cabdi Casiis, Gaar ahaan irida Hore ee Baar fiyaad, waxaana sidoo kale Dadka [...]
↧