Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Xubno ka tirsan Amniyaatka Al shabaab oo lagu qabtay Madaxtooyadda

$
0
0
Ciidamada Illaada Madaxtooyadda Villa Soomaaliya, ayaa Gacan ku dhigay Labo Xubin oo ka tirsan Amniyaatka Kooxda Al shabaab. Warar Maanta soo shaac baxay, ayaa sheegaya in Maalintii Tallaadada ahayd ee Todobaadkan ay Ciidamada ku qabteen Labadan Qof ee ka tirsan Amniyaatka Al shabaab Wadada Madaxtooyada soo gasha, ee ka timaada dhinaca Wadada Iskuulka 15 May, [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles